{"id":18610,"date":"2013-11-14T22:02:44","date_gmt":"2013-11-14T19:02:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18610"},"modified":"2013-11-15T00:36:53","modified_gmt":"2013-11-14T21:36:53","slug":"18610","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18610\/","title":{"rendered":"Shekh Axmed Maxamed Islaam oo markii ugu horeysey ka hadley khilaafka soo kala dhexgaley m\/weynaha iyo r\/wazaaraha somalia."},"content":{"rendered":"<p>Hugaamiyaha kmg ee maamulka jubaland sh\/Axmed Maxamed Islaam ayaa markii ugu horeysey ka hadley khilaafka m\/weynaha iyo r\/wasaaraha soomaaliya.<\/p>\n<p>Sh Axmed Madoobe ayaa taageerey m\/weynaha iyo aragtidiisa ah in la helo weji cusub iyo isbedel in la helo,wuxuuna qabaa sh axmed in r\/wasaaruhu iska tago,iyadoo maamulka kmg ee shekh axmed madobe uu u arko in Xasan shekh uu gar leeyahey,waxaana isasoo taraya kalsoonida uu luminayo r\/wasaare Saacid.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee uu Shekh Axmed Madobe ka hadlo khilaafka m\/weynaha iyo r\/wasaaraha,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo arinta juba land lafteedu ay qeyb ka tahey khilaafka,waxaana socda waan waan lagu dhex dhexaadinayo lana rajeynayo in xal dhaw la gaaro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hugaamiyaha kmg ee maamulka jubaland sh\/Axmed Maxamed Islaam ayaa markii ugu horeysey ka hadley khilaafka m\/weynaha iyo r\/wasaaraha soomaaliya. Sh Axmed Madoobe ayaa taageerey m\/weynaha iyo aragtidiisa ah in la helo weji cusub iyo isbedel in la helo,wuxuuna qabaa sh axmed in r\/wasaaruhu iska tago,iyadoo maamulka kmg ee shekh axmed madobe uu u arko in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18610","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18610","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18610"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18610\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18613,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18610\/revisions\/18613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18610"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18610"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18610"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}