{"id":18591,"date":"2013-11-13T22:34:54","date_gmt":"2013-11-13T19:34:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18591"},"modified":"2013-11-14T01:00:24","modified_gmt":"2013-11-13T22:00:24","slug":"18591","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18591\/","title":{"rendered":"Kulan ay yeesheen degmooyinka gobolka banaadir oo lagu go&#8217;aansadey  dhaqaale ururin si loo taakuleeyo dadka duufaanta iyo fatahaadu wax yeeshey."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka gobolka banaadir ayaa kulan ay yeesheen waxey kaga hadleen sidii kaalmo loogu ururin lahaa dhaqaale,iyadoo gudoomiha gobolka banaadir uu sheegey in 17ka degmo ee gobolka banaadir ay go&#8217;aansadeen in ay u gurmadaan dadka walaalahooda ah ee fatahaadaha iyo duufaanadu wax yeeleeyeen.<\/p>\n<p>Maxamu&#8217;d Axmed Nuur Tarsan ayaa ilmeeyey isagoo warbaahinta la hadley kana naxey dhibaatada gaartey dadka soomaaliyeed ee gobolada puntland somaliland iyo sh\/dhexe ku kala nool.<\/p>\n<p>Maamulka gobolka banaadir iyo maamulada dalka ka jira waa xaqiiq in lagaga kaaftoomi karo caalamka oo la tuusado ayuu yiri gudomiyaha gobolka ahna duqa magaalada muqdisho,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo masiibo dabiici ah ay saameysey dad soomaaliyeed qaarkoodna ay ku xoola beeleen in ka badan afartan qofna ku ku dhinteen allaha u naxariistee.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka gobolka banaadir ayaa kulan ay yeesheen waxey kaga hadleen sidii kaalmo loogu ururin lahaa dhaqaale,iyadoo gudoomiha gobolka banaadir uu sheegey in 17ka degmo ee gobolka banaadir ay go&#8217;aansadeen in ay u gurmadaan dadka walaalahooda ah ee fatahaadaha iyo duufaanadu wax yeeleeyeen. Maxamu&#8217;d Axmed Nuur Tarsan ayaa ilmeeyey isagoo warbaahinta la hadley kana naxey dhibaatada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18591","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18591","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18591"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18591\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18593,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18591\/revisions\/18593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18591"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18591"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18591"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}