{"id":18587,"date":"2013-11-13T22:10:26","date_gmt":"2013-11-13T19:10:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18587"},"modified":"2013-11-14T01:09:10","modified_gmt":"2013-11-13T22:09:10","slug":"18587","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18587\/","title":{"rendered":"Hey&#8217;adda culimada soomaaliyeed oo ka hadashey khilaafka soo kala dhexgaley madaxda sare ee dalka."},"content":{"rendered":"<p>Hey&#8217;adda culimada soomaaliyeed ayaa ka tacsiyadeysey dhibaatada duufaanadi ka dhacey meelo kamid ah puntland iyo somaliland,iyo sidoo kale fatahaadaha ka dhacey gobolka sh\/dhexe.<\/p>\n<p>Hey&#8217;adda culimada soomaaliyeed ayaa bogaadisey xukuumada dhexe dhaqaalihii ay ku yaboohdey oo ay shaley ku dhawaaqdey in ay hal million oo dolar in la siindoono dadka dhibaatadu kasoo gaartey,iyadoo hey&#8217;addu u mahadnaqdey shirkada hormuud iyo gacanta ay ka geysatey fatahaadaha ka dhacey gobolka sh\/dhexe.<\/p>\n<p>Ugu danbeyna hey&#8217;adda ayaa ka hadashey khilaafka kasoo ifbaxey m\/weynaha iyo r\/wasaaraha iyagoo sheegey in aan khilaaf loo baahneyn ayna soo jeedinayaan in sulux lagu dhameeyo khilaafka hada ka jira dawlada dhexe ee soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hey&#8217;adda culimada soomaaliyeed ayaa ka tacsiyadeysey dhibaatada duufaanadi ka dhacey meelo kamid ah puntland iyo somaliland,iyo sidoo kale fatahaadaha ka dhacey gobolka sh\/dhexe. Hey&#8217;adda culimada soomaaliyeed ayaa bogaadisey xukuumada dhexe dhaqaalihii ay ku yaboohdey oo ay shaley ku dhawaaqdey in ay hal million oo dolar in la siindoono dadka dhibaatadu kasoo gaartey,iyadoo hey&#8217;addu u mahadnaqdey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18587","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18587","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18587"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18587\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18589,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18587\/revisions\/18589"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18587"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18587"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18587"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}