{"id":18559,"date":"2013-11-12T20:07:51","date_gmt":"2013-11-12T17:07:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18559"},"modified":"2013-11-12T20:47:53","modified_gmt":"2013-11-12T17:47:53","slug":"18559","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18559\/","title":{"rendered":"Sagaal burcadbadeed soomaali ah oo gacanta lagu dhigey kadib isku dey markab ay afduuban rabeen."},"content":{"rendered":"<p>Sagaal soomaali burcadbadeed ah ayaa gacanta lagu dhigey kadib markii ay isku dayeen in ay weeraraan oo ay afduubtaan markab laga leeyahey dalka denmark,iyadoo burcadbadeeda soomaalida weeraradooda ay hoos u dhaceen.<\/p>\n<p>Burcad badeedda soomaalida ayaa qaar kamid ahi waxey sheegeen in ay ka tanasuleen burcad badeednimada in kast oo hugaamihii kooxdaas lagu qabsadey dalka beljemka si sharci daro ah,isagoo wata vissaha dalka beljemka.<\/p>\n<p>Weerarka kooxdan soomaalida ah ayaa imanaya xili dhawaan ay sheegeen in ay weerari doonaan maraakiib hor leh ay ku noqon doonaan burcadbadeednimada oo ay hore usheegeen in ay ka fariisteen,waxaana ficilkani imanayaa xili Maxamed Cabdi Xasan Afweyne ay dacwadi uga socoto dalka beljemka magaaladiisa brussels.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sagaal soomaali burcadbadeed ah ayaa gacanta lagu dhigey kadib markii ay isku dayeen in ay weeraraan oo ay afduubtaan markab laga leeyahey dalka denmark,iyadoo burcadbadeeda soomaalida weeraradooda ay hoos u dhaceen. Burcad badeedda soomaalida ayaa qaar kamid ahi waxey sheegeen in ay ka tanasuleen burcad badeednimada in kast oo hugaamihii kooxdaas lagu qabsadey dalka beljemka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18559","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18559","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18559"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18559\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18561,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18559\/revisions\/18561"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18559"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18559"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18559"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}