{"id":18555,"date":"2013-11-12T19:44:18","date_gmt":"2013-11-12T16:44:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18555"},"modified":"2013-11-12T21:09:57","modified_gmt":"2013-11-12T18:09:57","slug":"18555","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18555\/","title":{"rendered":"Dawladda Turkiga oo Soomaaliya ugu deegdey afar doonyaha dheereeya ah."},"content":{"rendered":"<p>Dawlada Turkiga ayaa maanta ku wareejisey dawlada soomaaliya doonyaha dheereeya oo kakooban afar xabo,waxaana la wareegey abaanduulaha ciidanka xoga dalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Doonyahan ayaa la filayaa in ay gacan ka geystaan baahi difaac iyo ilaalinta xeebaha soomaaliya,maadaama ay maraakiib si sharci daro ah uga kaluumeysta xeebaha soomaaliya,inkastoo aysan goob joog aheyn wasaarada kheyraadka oo ay khuseyso ilaalinta iyo ka warqabka xeebaha soomaaliya.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee dawladda soomaaliya ay gacanta ku dhigto doonyo nuucan oo kale ah,waxeyna kusoo beegmeysaa xili uu hareeyey khilaaf m\/weynaha iyo r\/wasaaraha soomaaliya,dawladda turkiguna waa dawladda kaliya ee soomaalida ula dhaqanta sidii dad dhulkoodi u madaxbanaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawlada Turkiga ayaa maanta ku wareejisey dawlada soomaaliya doonyaha dheereeya oo kakooban afar xabo,waxaana la wareegey abaanduulaha ciidanka xoga dalka soomaaliya. Doonyahan ayaa la filayaa in ay gacan ka geystaan baahi difaac iyo ilaalinta xeebaha soomaaliya,maadaama ay maraakiib si sharci daro ah uga kaluumeysta xeebaha soomaaliya,inkastoo aysan goob joog aheyn wasaarada kheyraadka oo ay khuseyso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18555","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18555"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18557,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18555\/revisions\/18557"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}