{"id":18551,"date":"2013-11-12T19:17:51","date_gmt":"2013-11-12T16:17:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18551"},"modified":"2013-11-13T00:25:59","modified_gmt":"2013-11-12T21:25:59","slug":"18551","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18551\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisalwasaare Saacid oo markii ugu horeysey ka hadley khilaafka u dhaxeeya isaga iyo m\/weynaha."},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa markii ugu horeysey ka hadley khilaafka u dhaxeeya isaga iyo m\/weynaha,isagoo war kasoo baxey xafiiskiisa ku sheegey in khilaafku uu jiro balse uusan aheyn mid siyaasadeed ee uu yahey mid dastuuri ah.<\/p>\n<p>R\/wazare Saacid ayaa sheegey in shacabku isdajiyaan ayna madaxdooda aaminaan,isagoo ugu baaqey hey&#8217;adaha amniga in ay amniga sugaan lana dhawro dagenaashaha iyo xasiloonida dalka.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee dhinac ka hadlo khilaaf in mudo ah la sheegayey in uu u dhaxeeyey m\/weynaha iyo r\/wasaaraha,waxeyna kusoo beegmeysaa xili la sugayey in xukuumad ka tiro badan tii tobanka wasiir ka koobneyd,waxaana hada soconaya kulamo kala gooni gooni ah oo ka socda labada dhinac ee khilaafku u dhaxeeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa markii ugu horeysey ka hadley khilaafka u dhaxeeya isaga iyo m\/weynaha,isagoo war kasoo baxey xafiiskiisa ku sheegey in khilaafku uu jiro balse uusan aheyn mid siyaasadeed ee uu yahey mid dastuuri ah. R\/wazare Saacid ayaa sheegey in shacabku isdajiyaan ayna madaxdooda aaminaan,isagoo ugu baaqey hey&#8217;adaha amniga in ay amniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18551","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18551","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18551"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18551\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18553,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18551\/revisions\/18553"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18551"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18551"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18551"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}