{"id":18515,"date":"2013-11-10T23:56:37","date_gmt":"2013-11-10T20:56:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18515"},"modified":"2013-11-11T00:53:42","modified_gmt":"2013-11-10T21:53:42","slug":"18515","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18515\/","title":{"rendered":"Mudaharaad ay sameeyeen caruur caseeyeyaal ah oo ka dhacey isgoyska km5 zoope."},"content":{"rendered":"<p>Shaqaaqo sababtey mudaharaad ay sameeyeen caruur caseeyeyaal ama baalashlayaal ayaa maanta ka dhacdey k5 zope,kadib markii caruurtaas la diley mid kamid ah ayey si kadis ah isaga yimaadeen meel kasta waxeyna xireen isgoyska km5 zope iyagoo diidey in gaadiidku dhana u dhaafo.<\/p>\n<p>Wiilka la diley oo kamid ahaa caruurtan iskoriska ah ayaa waxaa lagu diley sidan:<br \/>\nwaxaa murmey labo nin oo meel wada fadhiyey dabadeed wey isku xanaaqeen gacanna isula tageen,markii la kala qabteyna waxey kala aadeen labo jiho iyadoon la ogeyn waxa ay doonteen,hase yeeshee wax yar kadib ayaa waxaa yimid mid kamid ah labadii nin ee is dagaaley,wuxuuna ku yiri wiilki yaraa ee caseeyaha ahaa.<\/p>\n<p>Aawey kabihii ninkii aan isdagaalney?iyo wiilki yaraa oo kabihii la boodey yiri kabo uma hayee iga tag markaas oo uu xabad madaxa kaga dhuftey,maskaxduna qaraxdey sida ay noo sheegeen goob joogayaal arkayey sida wax u dhaceen.<\/p>\n<p>Mudaharaadki caseeyeyaasha ayaaney cidina soo faragelin,iyadoo markii danbe si iskood ah isaga kala tagey,ficilkan ayaa dad badani ka caroodeen iyadoo hey&#8217;adaha amniga laga codsadey in sharciga la horkeeno ninkan gacan ku dhiiglaha ah oo loo maleynayo in uu ahaa Askeri ka tirsan ciidamada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shaqaaqo sababtey mudaharaad ay sameeyeen caruur caseeyeyaal ama baalashlayaal ayaa maanta ka dhacdey k5 zope,kadib markii caruurtaas la diley mid kamid ah ayey si kadis ah isaga yimaadeen meel kasta waxeyna xireen isgoyska km5 zope iyagoo diidey in gaadiidku dhana u dhaafo. Wiilka la diley oo kamid ahaa caruurtan iskoriska ah ayaa waxaa lagu diley [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18515","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18515","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18515"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18515\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18517,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18515\/revisions\/18517"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18515"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18515"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18515"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}