{"id":18508,"date":"2013-11-10T22:16:23","date_gmt":"2013-11-10T19:16:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18508"},"modified":"2013-11-10T22:50:33","modified_gmt":"2013-11-10T19:50:33","slug":"18508","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18508\/","title":{"rendered":"Barlamaanka soomaaliya oo dhaleeceyn dusha uga tuurey milkiilayaasha Hottelada muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Barlamaanka soomaaliya oo kulan ku yeeshey xaruntooda muqdisho ayaa si kulul uga hadley hottelada muqdisho,iyagoo dhaleeceeyey hey&#8217;adaha amniga in aysan gudan hawlihii loo igmadey.<\/p>\n<p>Barlamaanka oo u badan qurbajoog aan guri ku laheyn muqdisho ayaa caro weyn u qaadey milkiilayaasha hottelada muqdisho,waxeyna maanta ka hadleen qiimaha lagu seexdo hottellada muqdisho iyo in ay wax ku yeeshaan dhaliisha sugidda Amniga.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee ay barlamaanku dhaliil usoo jeediyaan hey&#8217;adda fulinta balse tan ayaa imaneysa iyadoo dhawaan la filayo isku shaadheyn xukuumada ah in ay dhacdo isla markaana wadada ugu dhaqdhaqaaqa badan muqdisho ee maka almukarama uu qarax ka dhacey kaas oo uu ku geeryoodey mid kamid ah xildhibaanada barlamaanka soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barlamaanka soomaaliya oo kulan ku yeeshey xaruntooda muqdisho ayaa si kulul uga hadley hottelada muqdisho,iyagoo dhaleeceeyey hey&#8217;adaha amniga in aysan gudan hawlihii loo igmadey. Barlamaanka oo u badan qurbajoog aan guri ku laheyn muqdisho ayaa caro weyn u qaadey milkiilayaasha hottelada muqdisho,waxeyna maanta ka hadleen qiimaha lagu seexdo hottellada muqdisho iyo in ay wax ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18508","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18508","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18508"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18508\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18510,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18508\/revisions\/18510"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18508"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18508"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18508"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}