{"id":18504,"date":"2013-11-10T21:51:34","date_gmt":"2013-11-10T18:51:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18504"},"modified":"2013-11-10T23:29:17","modified_gmt":"2013-11-10T20:29:17","slug":"18504","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18504\/","title":{"rendered":"Dawladaha kenya iyo soomaaliya oo ku heshiiyey in qaxootiga soomaaliya lagu soo celiyo dalkooda hooyo."},"content":{"rendered":"<p>Dawladaha soomaaliya iyo kenya ayaa ku heshiiyey in qaxootiga soomaaliya ee ku sugan dalka kenya lagu celiyo dalkooda hooyo ee soomaaliya,iyadoo ay heshiiska qeyb ka yihiin hey&#8217;adaha UNka ee qaxootiga ku shaqada leh.<\/p>\n<p>Heshiiska ayaa waxaa u saxiixey dalka soomaaliya wasiirada arimaha debeda Fawsiya Yuusuf xaji Aadan,halka dalka kenyana ay u saxiixdey wasiirada dalka kenya arrimaha debedda Aamina Jawaahir,iyadoo labada wasiir dabadeed ay hore isula soo qaadeen fulinta hawshan.<\/p>\n<p>Dadka qaxootiga ah ayaa xor u ah in ay dalkooda ku laabtaan iyo in ay xeradooda qaxooti ku ahaadaan,waxeyna tani kusoo beegmeysaa iyadoo xaalada dalka soomaaliya ay soo hagaageyso isla markaana ay qaxooti badani dalbadeen in dalkooda lagu celiyo si ay dadkooda iyo dalkooda ula wadaagaan nolosha ay ku jiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladaha soomaaliya iyo kenya ayaa ku heshiiyey in qaxootiga soomaaliya ee ku sugan dalka kenya lagu celiyo dalkooda hooyo ee soomaaliya,iyadoo ay heshiiska qeyb ka yihiin hey&#8217;adaha UNka ee qaxootiga ku shaqada leh. Heshiiska ayaa waxaa u saxiixey dalka soomaaliya wasiirada arimaha debeda Fawsiya Yuusuf xaji Aadan,halka dalka kenyana ay u saxiixdey wasiirada dalka kenya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18504","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18504","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18504"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18504\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18506,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18504\/revisions\/18506"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}