{"id":18490,"date":"2013-11-09T20:49:06","date_gmt":"2013-11-09T17:49:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18490"},"modified":"2013-11-09T22:49:12","modified_gmt":"2013-11-09T19:49:12","slug":"18490","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18490\/","title":{"rendered":"Dabeylo iyo duufaano roobab wata oo ka dhacey Eyl ee gobolka bari."},"content":{"rendered":"<p>Dabeylo roobab wata isla markaana khal khal geliyey ayaa ka dhacaya degmada EYL ee gobolka bari,iyadoo dabeylahani ay qeyb ka yihiin teyfuun wax loogu yeerey,horena looma arag dabeylahan ookale.<\/p>\n<p>Ilaa hada waxaa lasoo sheegeyaa in guryo badan ay fiiqmeen iyadoo xoolo noolna la sheegayo in ay dhaxan u dhinteen,maamulka degmada oo warbaahinta la hadlayey ayaa cabasho muujiyey iyagoo codsadey in gargaar lala soo gaaro,hadey tahey maamulka gobolka kan puntland iyo hey&#8217;adaha samafalka.<\/p>\n<p>Dabeylahan ayaa mar mar lagu arkaa xeebaha soomaaliya iyadoo dalalka aduunka qaarkood ay u geystaan khasaare aad u fara badan hase yeeshee soomaalida oo ah dad boqolkiiba boqol muslim ah ayaa diinta aaminsan qur&#8217;aankana aqrista si ay alle uga baryaan in uu ka badbaadsho wixii shar ah oo wax u dhimaya naftooda maalkooda iyo arladoodaba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dabeylo roobab wata isla markaana khal khal geliyey ayaa ka dhacaya degmada EYL ee gobolka bari,iyadoo dabeylahani ay qeyb ka yihiin teyfuun wax loogu yeerey,horena looma arag dabeylahan ookale. Ilaa hada waxaa lasoo sheegeyaa in guryo badan ay fiiqmeen iyadoo xoolo noolna la sheegayo in ay dhaxan u dhinteen,maamulka degmada oo warbaahinta la hadlayey ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18490","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18490","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18490"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18492,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18490\/revisions\/18492"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}