{"id":1848,"date":"2011-07-11T10:15:00","date_gmt":"2011-07-11T10:15:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1848"},"modified":"2011-07-11T10:15:00","modified_gmt":"2011-07-11T10:15:00","slug":"tarsan-oo-sheegay-inay-haydaha-gargaarka-ay-kaqeeb-qaataan-barakicinta-shacabka-somaaliyeed%e3%80%80","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/tarsan-oo-sheegay-inay-haydaha-gargaarka-ay-kaqeeb-qaataan-barakicinta-shacabka-somaaliyeed%e3%80%80\/","title":{"rendered":"Tarsan Oo Sheegay Inay Hay`Daha Gargaarka Ay Kaqeeb Qaataan Barakicinta Shacabka Somaaliyeed\u3000"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p><span style=\"color: #333333;\"><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/100713113841_tarsan1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1850\" title=\"100713113841_tarsan\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/100713113841_tarsan1.jpg\" alt=\"\" width=\"226\" height=\"170\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur &#8220;Tarsan&#8221; ayaa hay\u2019adaha gargaarka ku eedeeyay in ay ka dadka Soomaaliyeed ku qasbayaan in ay ka qaxaan waddanka hooyo<\/p>\n<p>Maxamuud Axmed Nuur &#8220;tarsan&#8221; oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in Hay\u2019adaha ka shaqeeya gargaarka Soomaaliya ay dalalka dariska ah ka diyaariyeen xeryo iyo waliba kaalmo, si dadku ay isaga cararaan waddanka. Wuxuu sheegay in goobaha ammaanka ah ee dalka aysan hay\u2019adahani gargaarkii loo baahnaa gaarsiinin.<\/p>\n<p>Tarsan ayaa tusaale u soo qaatay gobollada Gedo. Jubada Hoose, Banaadir, Gobollada Dhexe, Puntland iyo Soomaaliland oo dhammaantood ammaan ah dadka ku noolna ay u baahan yihiin kaalmo bani\u2019aadamnimo, ayadoo hay\u2019aduhu aysan wali gargaar siinin kumannaanka dadka ah ee Muqdisho ay abaaruhu keeneen.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa yimid kadib markii ay shacab iimaan daran ay u baxsadeen dhulalka aymaamulaan karishtanka keenya iyo ethopia<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">(<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@w<\/span><\/em><\/span><\/em><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\">mcaraab@hotmail.com<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wararka Soomaaliya Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur &#8220;Tarsan&#8221; ayaa hay\u2019adaha gargaarka ku eedeeyay in ay ka dadka Soomaaliyeed ku qasbayaan in ay ka qaxaan waddanka hooyo Maxamuud Axmed Nuur &#8220;tarsan&#8221; oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in Hay\u2019adaha ka shaqeeya gargaarka Soomaaliya ay dalalka dariska ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1848","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1848","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1848"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1848\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1852,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1848\/revisions\/1852"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1848"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1848"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1848"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}