{"id":18479,"date":"2013-11-09T19:18:43","date_gmt":"2013-11-09T16:18:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18479"},"modified":"2013-11-09T23:35:33","modified_gmt":"2013-11-09T20:35:33","slug":"18479","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18479\/","title":{"rendered":"AL-shabaab oo sheegtey Qaraxii Maka Al-mukarama."},"content":{"rendered":"<p>Xarakada dagaalyahanada Al-shabaab ayaa sheegtey qarax ka dhacey agagaarka hottel Maka Almukarama oo ay ku dhinteen lix qof oo mid kamid ahi yahey xildhibaan barlamaanka ka tirsan.<\/p>\n<p>Alshabaab ayaa sheegta wixii qarax ay fuliyaan iyagoon ka baqin wax raadraac ah ee ku iman kara waqti hadii isbedel dhaco oo xaaladu sidan iska bedesho,iyadoo dadka qaar sheegayaan in aan nolol lagu qaban karin saraakiisha al-shabaab hadii xaalad kastaa isbedesho ayna sidaas tahey mida ay ku dhiiranayaan oo ay denbi kasta u sheeganayaan in ay iyagu ka danbeeyaan.<\/p>\n<p>Afhayeenka xarakada dagaalyahanada Al-shabaab sheekh Cali Dheere oo la hadley warbaahinta afka shabaabka ku hadasha ayaa sheegey in ay ka danbeeyeen soona abaabuleen qaraxan ka dhacey hottelka Maka Almukarama meel u dhaw,waxeyna tani kusoo beegmeysaa iyadoo dad badani sheegayaan in al-shabaab ay dhexdooda isdilayaan isla markaana aysan awood u laheyn in ay qaraxyo fuliyaan taas oo noqotey been aan waxba ka jirin. <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada dagaalyahanada Al-shabaab ayaa sheegtey qarax ka dhacey agagaarka hottel Maka Almukarama oo ay ku dhinteen lix qof oo mid kamid ahi yahey xildhibaan barlamaanka ka tirsan. Alshabaab ayaa sheegta wixii qarax ay fuliyaan iyagoon ka baqin wax raadraac ah ee ku iman kara waqti hadii isbedel dhaco oo xaaladu sidan iska bedesho,iyadoo dadka qaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18479","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18479","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18479"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18479\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18481,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18479\/revisions\/18481"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18479"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18479"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18479"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}