{"id":18458,"date":"2013-11-07T20:21:33","date_gmt":"2013-11-07T17:21:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18458"},"modified":"2013-11-07T21:06:59","modified_gmt":"2013-11-07T18:06:59","slug":"18458","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18458\/","title":{"rendered":"Dawlada soomaaliya oo wacad ku martey in ay la dagaalameyso ciidamada labisan hubkana magaalada ku sita."},"content":{"rendered":"<p>Dawladda soomaaliya ayaa sheegtey in ay la dagaalami doonaan kooxaha caadeystey in ay hubka la wareegaan magaalada dhexdeeda kuwaasoo iyagoon wax shaqo ah ka heyn magaalada ku argagax geliya hubka iyo direyska dawlada.<\/p>\n<p>Wadada isku xirta muqdisho iyo afgooye ayaa qadyaan laga taaganyahey rag ku labisan direyska milat eriga soomaaliya,markasta oo kooxahaas laga xaaqo wadada dhawr beri kadib waxaad arkeysaa iyadoo hadana sidii loo soo bilqey isbaaro bilqan ah oo talaabo talaabo isu jirta.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee xukuumadu hanjabaad hawada u mariso kooxaha ku qaraabta qoriga iyo direyska ciidamada soomaaliya,waxaana jira baahi dhanka mushaaraadka ciidamada ah,lana oga waxa ay hadalka usoo hormariso meeshi ay wax ka qaban laheyd.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda soomaaliya ayaa sheegtey in ay la dagaalami doonaan kooxaha caadeystey in ay hubka la wareegaan magaalada dhexdeeda kuwaasoo iyagoon wax shaqo ah ka heyn magaalada ku argagax geliya hubka iyo direyska dawlada. Wadada isku xirta muqdisho iyo afgooye ayaa qadyaan laga taaganyahey rag ku labisan direyska milat eriga soomaaliya,markasta oo kooxahaas laga xaaqo wadada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18458","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18458","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18458"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18458\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18460,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18458\/revisions\/18460"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18458"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18458"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18458"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}