{"id":18452,"date":"2013-11-07T19:28:14","date_gmt":"2013-11-07T16:28:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18452"},"modified":"2013-11-07T21:24:08","modified_gmt":"2013-11-07T18:24:08","slug":"18452","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18452\/","title":{"rendered":"Shir looga hadlayo arrimaha caafimaadka soomaaliya oo muqdisho ka dhacey."},"content":{"rendered":"<p>Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen xubno ka socda ururka caafimaadka aduunka WHO,iyo ergooyin kasocda wasaarada adeega bulshada ayaa waxaa looga hadley arrimaha caafimaadka soomaaliya iyo heerka ay marayaan la dagaalanka cudurada dillaaga ah.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa waxaa ka hadley r\/wasaraha soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon isagoo sheegey in dhawaan marka uu xukuumada cusub uu soo dhiso ay wasaaradda caafimaadku noqondoonto wasaarad buuxda oo ka madaxbanaan wasaarada Adeega bulshada ee hadda jirta.<\/p>\n<p>Shirarka looga hadlo hawlaha bulshada loo qabto ayaa mar kasta dhaca waxaana lagu cunaa kharajyo farabadan oo aan dalka ka go&#8217;i karin,kanina wuxuu qeyb ka yahey kuwa aan kor kusoo sheegnee maxey tiri haweeneyda wasarada adeega bulshada drs Maryan Qasim Axmed?<\/p>\n<p>Waa wax sahlan arrimaha caafimaadku hadii aan kuligeen iskaashano balse hadii dawlada laga sugo ama shaqsiyaad lagu haleeyo waxba kama qaban karno,ayey tiri Maryan qaasim axmed oo wasaaradeeda adeega bulshada ay shirkan soo qabanqaabisey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen xubno ka socda ururka caafimaadka aduunka WHO,iyo ergooyin kasocda wasaarada adeega bulshada ayaa waxaa looga hadley arrimaha caafimaadka soomaaliya iyo heerka ay marayaan la dagaalanka cudurada dillaaga ah. Shirkan ayaa waxaa ka hadley r\/wasaraha soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon isagoo sheegey in dhawaan marka uu xukuumada cusub uu soo dhiso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18452","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18452","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18452"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18452\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18454,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18452\/revisions\/18454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}