{"id":1844,"date":"2011-07-11T10:10:21","date_gmt":"2011-07-11T10:10:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1844"},"modified":"2011-07-11T10:10:21","modified_gmt":"2011-07-11T10:10:21","slug":"roob-lixaad-leh-oo-saacadihii-la-soo-dhaafay-ka-daay-gobolka-shhoose-iyo-beera-leyda-gobolkaasi-oo-dib-u-noqanaya-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/roob-lixaad-leh-oo-saacadihii-la-soo-dhaafay-ka-daay-gobolka-shhoose-iyo-beera-leyda-gobolkaasi-oo-dib-u-noqanaya-2\/","title":{"rendered":"Roob Lixaad Leh Oo Saacadihii La Soo Dhaafay Ka Da`Ay Gobolka Sh\/Hoose Iyo Beera Leyda Gobolkaasi Oo Dib U Noqanaya"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/rob13.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1845\" title=\"rob1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/rob13-300x250.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"250\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/rob13-300x250.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/rob13.jpg 560w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Ka dib mudooyinkii u dambeeyay ee wilaayaatka shabeelada hoose ayaa ka jireen abaaro baahsan waxaa saacadihii la soo dhaafay dagmooyin kamid ah gobolkaas ka da`ay roobab lixaad leh oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada halkaasi ku dhaqan.Roobkan oo ahaa mid xoogan ayaa mudo badan waxa uu si xiriir ah ka da`ayay gudaha magaalada Marka iyo dagmooyika u dhawdhaw iyadoona ay gebi ahaanba ahaayeen dadku kuwo ku yaacaya qaybaha kala duwan ee magaalada, iyagoona sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin roobkan oo ay ku tilmaameen &#8220;Naxariista Allaah&#8221; oo soo degtay.Isku soo wada duube roobabkan ayaa la filayaa inay wax weyn ka bedelaan hanaankii nololeed ee dadka ku dhaqan wilaayada sh\/hoose iyadoona beeraleyda iyo xoola dhaqatadu yihiin kuwo si gaar ah u dareemaya Raxmadda Roobka ee uu eebe u soo diray<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">(<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@w<\/span><\/em><\/span><\/em><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\">mcaraab@hotmail.com<\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Ka dib mudooyinkii u dambeeyay ee wilaayaatka shabeelada hoose ayaa ka jireen abaaro baahsan waxaa saacadihii la soo dhaafay dagmooyin kamid ah gobolkaas ka da`ay roobab lixaad leh oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada halkaasi ku dhaqan.Roobkan oo ahaa mid xoogan ayaa mudo badan waxa uu si xiriir ah ka da`ayay gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1844","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1844","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1844"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1847,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1844\/revisions\/1847"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}