{"id":18409,"date":"2013-11-05T23:58:26","date_gmt":"2013-11-05T20:58:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18409"},"modified":"2013-11-06T01:23:39","modified_gmt":"2013-11-05T22:23:39","slug":"18409","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18409\/","title":{"rendered":"Wafdi uu horkacayo wasiirka arrimaha debedda dalka ethiopia oo muqdisho yimid."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa muqdisho soo gaarey wasiirka arrimaha debedda dalka ethiopia iyo waliba jenaral gabre oo uu wehliyo safiirka cusub ee ay ethiopia usoo magacawdey dalkan soomaaliya.<\/p>\n<p>Wufuudan oo ujeedadoodu tahey in ay goobjoog ka noqdaan shirka dib u heshiisiinta jubbooyinka ayaa waxaa la sheegayaa in ay kulamo la yesheen qaar kamid ah madaxda dawlada federalka soomaaliya si ay uga dhaadhiciyaan ajendayaal shirka kismaayo ka dhici doona iyo dano gaar ah oo itoobiya leedahey.<\/p>\n<p>Jeneral gabre ayaa hore u ahaa ninka qaabilsan inuu kontoroolo sida ay u dhaqangalaan qodobada heshiiskii adisababa,waxeyna kusoo beegmeysaa xilli shirki ugu horeeyey ee qodobada heshiiski adisababa uu ka socdo muqdisho,si hagaagsana ay hawluhu u socdaan,iyadoo aysan jirin caqabado hadda wixii ka horeeyey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa muqdisho soo gaarey wasiirka arrimaha debedda dalka ethiopia iyo waliba jenaral gabre oo uu wehliyo safiirka cusub ee ay ethiopia usoo magacawdey dalkan soomaaliya. Wufuudan oo ujeedadoodu tahey in ay goobjoog ka noqdaan shirka dib u heshiisiinta jubbooyinka ayaa waxaa la sheegayaa in ay kulamo la yesheen qaar kamid ah madaxda dawlada federalka soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18409","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18409","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18409"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18409\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18411,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18409\/revisions\/18411"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18409"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18409"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18409"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}