{"id":18377,"date":"2013-11-04T22:32:40","date_gmt":"2013-11-04T19:32:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18377"},"modified":"2013-11-04T22:37:50","modified_gmt":"2013-11-04T19:37:50","slug":"18377","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18377\/","title":{"rendered":"Xildhibaano kasoo jeeda beelaha digil iyo mirif oo ka horyimid shirka dib u heshiisiinta jubbooyinka."},"content":{"rendered":"<p>Shirka dib u heshiisiinta jubbooyinka muqdisho ka socda ayaa galey maalintiisii labaad waxaana soo baxaya mucaaradad ka imaneysa beelaha qaarkood.<\/p>\n<p>Xildhibaanada kasoo jeeda beelaha digil iyo mirif ayaa si daran uga horyimid dib u heshiisiinta jubbooyinka waxeyna dhaleeceyn dusha uga tuureen dawlada federalka oo ay ku tilmaameen mid indha la&#8217; oo dastuurka iyo qaanuunka dalka baalmarsan,iyagoo sheegey in shirkaasi uusan aheyn dib u heshiisiin balse uu beelaha soomaaliyeed iska horkeenayo.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa dadku aragtiyo kala duwan ka muujinayaan shirkan dib u heshiisiinta beelaha jubbooyinka loo qabtey,wuxuuna kusoo beegmayaa xili la meel mariyey xeerka maamul u sameynta gobolada dalka soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka dib u heshiisiinta jubbooyinka muqdisho ka socda ayaa galey maalintiisii labaad waxaana soo baxaya mucaaradad ka imaneysa beelaha qaarkood. Xildhibaanada kasoo jeeda beelaha digil iyo mirif ayaa si daran uga horyimid dib u heshiisiinta jubbooyinka waxeyna dhaleeceyn dusha uga tuureen dawlada federalka oo ay ku tilmaameen mid indha la&#8217; oo dastuurka iyo qaanuunka dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18377","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18377","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18377"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18377\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18379,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18377\/revisions\/18379"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}