{"id":18369,"date":"2013-11-04T02:44:43","date_gmt":"2013-11-03T23:44:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18369"},"modified":"2013-11-04T02:55:03","modified_gmt":"2013-11-03T23:55:03","slug":"18369","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18369\/","title":{"rendered":"Gudiga xuquuqul insaanka barlamaanka soomaaliya oo shir kaga qeyb galaya brussel dalka beljemka."},"content":{"rendered":"<p>Gudiga xuquuqul insaanka barlamaanka soomaaliya ayaa qaar kamid ahi waxey gaareen magaalada brussels ee dalka biljemka,kuwaas oo ka qeyb gelidoona shir midawga yurub uga hadlayaan xuquuqda insaanka.<\/p>\n<p>Gudoomiya gudiga xuquuqul insaanka barlamaanka Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka hadleysey idaacadda qaranka radio muqdisho ayaa waxey sheegtey in ay shirka ka sheegi doonaan riboot ay ku soo diyaariyeen gudaha dalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee ay xubno barlamaanka ka tirsani ka qeyb galaan kulamada barlamaanada kale ee heer dal,mid qaaradeed iyo ururba,waxeyse tani kusoo beegmeysaa iyadoo Maxamed Cabdi Xasan afweyne oo ah muwaadin ka tanasuley burcadbadeednimada lagu maxkamadeynayo dalka beljemka oo hada wufuudu gaareen,lamana oga in ay soo hadal qaadi doonaan iyo in kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudiga xuquuqul insaanka barlamaanka soomaaliya ayaa qaar kamid ahi waxey gaareen magaalada brussels ee dalka biljemka,kuwaas oo ka qeyb gelidoona shir midawga yurub uga hadlayaan xuquuqda insaanka. Gudoomiya gudiga xuquuqul insaanka barlamaanka Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka hadleysey idaacadda qaranka radio muqdisho ayaa waxey sheegtey in ay shirka ka sheegi doonaan riboot ay ku soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18369","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18369","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18369"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18369\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18371,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18369\/revisions\/18371"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}