{"id":1833,"date":"2011-07-09T18:27:49","date_gmt":"2011-07-09T18:27:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1833"},"modified":"2011-07-09T18:27:49","modified_gmt":"2011-07-09T18:27:49","slug":"mujaahidiinta-al-shabaab-oo-galabta-dagaal-xoogan-ku-qaaday-fadhiisamo-ciidamada-shisheeye-ay-ku-leeyihiin-degmada-hodan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/mujaahidiinta-al-shabaab-oo-galabta-dagaal-xoogan-ku-qaaday-fadhiisamo-ciidamada-shisheeye-ay-ku-leeyihiin-degmada-hodan\/","title":{"rendered":"Mujaahidiinta Al Shabaab Oo Galabta Dagaal Xoogan Ku Qaaday Fadhiisamo Ciidamada Shisheeye Ay Ku Leeyihiin Degmada Hodan"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/dagaal-qaraar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1834\" title=\"Hardline Somali Islamist militants take position during a stand-off between them and government forces north of Mogadishu\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/dagaal-qaraar-300x210.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"210\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/dagaal-qaraar-300x210.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/dagaal-qaraar.jpg 610w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta Al Shabaab oo si aad ah u hebeysan ayaa galabta weerar culusu ku qaaday Fadhiiisamo ciidamada shisheeye ay kaga sugnaayeen Degmada Hodan ee gobolka Banaadir<\/p>\n<p>Dagaalkaani ayaa la sheegay in qasaaro xoogan uu ka soo gaaray ciidamadii Shisheeye ee weerka lagu qaaday<\/p>\n<p>Daryanka Madaafiicda iyo Rasaastii leys weedaarsanayay ayaa waxaa laga maqlayay Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>Goob joogayaal ku sugan Degmada Hodan ayaa u sheegay wakaalada warararka Soomaaliyeed ee Warsom in ay arkayeen ciidamo ka tirsan kuwa shisheeye oo ku dhintay dagaalkii xooganaa ee galaba Mujaahidiinta Al Shabaab ay ku qaadeen fadhiisimaaha ciidamada Shisheeye<\/p>\n<p>Sidoo kale goob joogayaasha ayaa waxay intaa raaciyeen inay arkeen ciidamo aad u badan oo isugu jira kuwa Shisheeye iyo TFG-da oo ku dhaawacmay dagaalkii maanta<\/p>\n<p>Wararka kale ayaa waxay sheegayaan Mujaahidiinta Al Shabaab inay la wareegeen Fadhiisin ciidamada Shisheeye<\/p>\n<p>Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco Wakaalada Wararka Soomaaliyee ee www.warsom.com<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/span><\/em><\/a><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta Al Shabaab oo si aad ah u hebeysan ayaa galabta weerar culusu ku qaaday Fadhiiisamo ciidamada shisheeye ay kaga sugnaayeen Degmada Hodan ee gobolka Banaadir Dagaalkaani ayaa la sheegay in qasaaro xoogan uu ka soo gaaray ciidamadii Shisheeye ee weerka lagu qaaday Daryanka Madaafiicda iyo Rasaastii leys weedaarsanayay ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1833","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1833","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1833"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1836,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1833\/revisions\/1836"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}