{"id":18314,"date":"2013-11-02T00:56:17","date_gmt":"2013-11-01T21:56:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18314"},"modified":"2013-11-02T01:11:00","modified_gmt":"2013-11-01T22:11:00","slug":"18314","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18314\/","title":{"rendered":"Maxaad kala socota dagaalka u dhaxeeya shirkadaha Favouri iyo SKA ee ka hawlgala garoonka Aadan cadde ee muqdisho??."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa beryahan ka socda garoonka diyaaradaha Aadan cadde airport dagaal u dhaxeeya shirkadaha kala ah SKA iyo favouri kuwaas oo kala wata hey&#8217;adaha dawlada.<\/p>\n<p>Shirkada SKA ayaa waxey ku doodeysaa in ay heysato go&#8217;aan maxkamada sare oo sheegaya in ay xaq u leeyihiin in ay airporka maamulaan isla markaana ay u dhimantahey waqti dhawr bilood ah heshiiski ay la gashey xukuumadii kmg ee shekh sharif uu madaxweynaha ka ahaa,halka shirkadan kale ee turkishka ahi ay leedahey anagu waxaan heysanaa heshiis aan la galney xukuumada xilligan jirta wuxuuna heshiisku bilawdey octoberti la soo dhaafey sidaas awgeed anaga ayaa xaq u leh in aan maamulno garoonkan  Aadan cadde ee muqdisho ku yaal.<\/p>\n<p>Maareeyaha guud ee garoomada soomaaliya,waxa uu raacsanyahey shirkada SKA,maxkamada sare iyo ceydiid ilka xanafna waxa uu raacsanyahey SKA,halka maareeyaha heer gobol ee garoonka Aadan cadde iyo agaasimayaashiisa waaxyaha ay raacsanyihiin shirkadda turkiga ee favouri,isla markaana ay garab ka heystaan xukuumada waqtigan iyo madaxtooyada soomaaliya. <\/p>\n<p>Hadaba waxaa leysweydiinayaa yaa ukala garsooraya dadkan maalinwalba isku heysta garoonka dhexdiisa,isla markaasna ay ciidamada Amisom kusoo baxayaan muranka shirkadahan.<\/p>\n<p>Waa maxey danta ugu jirta shirkadahan isku heysta garoon dadkii lahaa ay qaban karaan hawlaha ay shirkadahani qabanayaan?,maxeyse dawladu uga fakeri la&#8217;dahey in shirkado soomaali ah la siiyo shaqada ay shirkadahan ajnebiga ahi ku dagaalamayaan?<br \/>\nJawaabtu wey iska caddahoo waxey isugu urureysaa nin jeeb maran ma eego danta guud,waxaana la dhaafsadey fursadihii ay lahaayeen shirkadaha soomaalida waxoogaa jeebka galey oo laga qaatey shirkadaha shisheeye.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa beryahan ka socda garoonka diyaaradaha Aadan cadde airport dagaal u dhaxeeya shirkadaha kala ah SKA iyo favouri kuwaas oo kala wata hey&#8217;adaha dawlada. Shirkada SKA ayaa waxey ku doodeysaa in ay heysato go&#8217;aan maxkamada sare oo sheegaya in ay xaq u leeyihiin in ay airporka maamulaan isla markaana ay u dhimantahey waqti dhawr bilood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18314","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18314","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18314"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18314\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18316,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18314\/revisions\/18316"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18314"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18314"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18314"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}