{"id":18302,"date":"2013-11-01T21:28:31","date_gmt":"2013-11-01T18:28:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18302"},"modified":"2013-11-01T23:46:28","modified_gmt":"2013-11-01T20:46:28","slug":"18302","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18302\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha jamhuuriyada federalka soomaaliya oo kismaayo kasoo labtey muqdisho ayuu yimid."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyada federalka soomaaliya Xasan Sheekh Maxamu&#8217;d iyo wafdigii uu hugaaminayey ee kismaayo tagey ayaa muqdisho kusoo laabtey kadib markii ay labo maalmood booqasho qaadatey.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa kulamo la yeeshey maamulka j\/land iyo qeybaha bulshada kismaayo,in kastoo ay warbaahintu debedda ka joogtey hadana waxa laga wada hadley waxaa ugu waaweynaa in ay si nabad ah dib ugu soo laabtaan maleyshiyaad dagaal kismaayo looga saarey kuwaas oo duleedka kismaayo hada ku sugan,iyo in shirka dib u heshiinta muqdisho ka furmaya laga wada qeyb galo,iyo in heshiiski adisababa qodobadiisa la dhameystiro.<\/p>\n<p>Booqashada madaxweynaha ayaa dawlada federalka q\u00edimo weyn ugu fadhida isla markaana maamulka kmg ee juba ay iyaduna qeyb weyn ka helidoonto deeqaha ay dawlada dhexe ka hesho caalamka,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo dawlada dhexe ay dooneyso in ay dalka isku balaariso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyada federalka soomaaliya Xasan Sheekh Maxamu&#8217;d iyo wafdigii uu hugaaminayey ee kismaayo tagey ayaa muqdisho kusoo laabtey kadib markii ay labo maalmood booqasho qaadatey. Madaxweynaha ayaa kulamo la yeeshey maamulka j\/land iyo qeybaha bulshada kismaayo,in kastoo ay warbaahintu debedda ka joogtey hadana waxa laga wada hadley waxaa ugu waaweynaa in ay si nabad ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18302","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18302","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18302"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18302\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18304,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18302\/revisions\/18304"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}