{"id":18295,"date":"2013-11-01T02:41:28","date_gmt":"2013-10-31T23:41:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18295"},"modified":"2013-11-01T02:50:12","modified_gmt":"2013-10-31T23:50:12","slug":"18295","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18295\/","title":{"rendered":"Saldhiga Afar-irdood ee degmada x\/weyne oo bam lagu tuurey."},"content":{"rendered":"<p>Bumbka gacanta laga tuuro ayaa lagu weerarey albaabka hore ee Saldhiga booliska Afar-irdood,iyadoo ay ku dhaawacmeen hal askeri oo saldhiga ka tirsanaa iyo labo dumar ah oo iyaguna goobta ka agdhawaa.<\/p>\n<p>Taliyaha saldhiga booliska Afar-irdood Maxamed Daahir oo aan la xiriirney ayaa noo sheegey in aaney qofna u heynin una qabanin bumbka saldhiga lagu tuurey,saldhiga Afar-irdood ayaa ku yaal degmada x\/weyne dhexdeeda waana saldhig qadiimi ah lagana maamuli jirey degmooyin badan oo hadda saldhigyo boolis leh,sida X\/jajab,shangaani,waaberi qeyb kamid ah iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee bamka gacanta laga tuuro lagu dhufto agagaaraha saldhigyada booliska hase yeeshee bamkan ayaa kusoo beegmaya iyadoo dad badan oo jidadka ku ganacsada laga kiciyey loona diidey in ay ku ganacsadaan wadooyinka taas oo abuuri karta in booliska naceyb loo qaado.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bumbka gacanta laga tuuro ayaa lagu weerarey albaabka hore ee Saldhiga booliska Afar-irdood,iyadoo ay ku dhaawacmeen hal askeri oo saldhiga ka tirsanaa iyo labo dumar ah oo iyaguna goobta ka agdhawaa. Taliyaha saldhiga booliska Afar-irdood Maxamed Daahir oo aan la xiriirney ayaa noo sheegey in aaney qofna u heynin una qabanin bumbka saldhiga lagu tuurey,saldhiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18295","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18295","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18295"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18295\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18297,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18295\/revisions\/18297"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18295"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18295"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18295"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}