{"id":1825,"date":"2011-07-09T18:16:05","date_gmt":"2011-07-09T18:16:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1825"},"modified":"2011-07-09T18:16:05","modified_gmt":"2011-07-09T18:16:05","slug":"askari-ka-tirsan-ciidamada-tfg-da-oo-caawa-dad-rayid-ah-ku-dilay-kuwa-kalana-ku-dhaawacay-degmada-xweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/askari-ka-tirsan-ciidamada-tfg-da-oo-caawa-dad-rayid-ah-ku-dilay-kuwa-kalana-ku-dhaawacay-degmada-xweyne\/","title":{"rendered":"Askari Ka Tirsan Ciidamada TFG-da Oo Caawa Dad Rayid Ah Ku Dilay Kuwa Kalana Ku Dhaawacay Degmada X\/weyne"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/askari-300x216.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1826\" title=\"askari-300x216\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/askari-300x216.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"216\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Askirigaan oo ka tirsan ciidamada TFG-da ayaa la sheegay in si bareer ah rasaas uu ugu furay goob ay ku sugnaayeen dad rayid ah oo aan waxba galabsanin<\/p>\n<p>Goob joogayaal ayaa u sheegay wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom in ninkaasi oo ka tirsan Maleeshiyada TFG-da oo si cad u dilay qof rayid ah halka labo kalana uu dhaawacay ka dib markii rasaas uu u meel dayin ku furay dadkaasi rayidka ah<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa waxay sheegayaan in calaq uu cabsanaa askariga ka tirsan TFG-da ee rasaasta ku hubiyay dadka rayidka ah<\/p>\n<p>Dhacdadaan ayaa waxay imaaneysaa xilli maalmihii ugu dambeeyay qeylo dhaan ku aadan in faraha Dowladda ay ka baxday Degmada X\/weyne Muujinayay Taliyaha Qeybta bartamaah Cali Gaab oo sheegayay in ciidamo ka tirsan TFG-da falal amni daro ay ka wadaan gudaha Degmada wuxuuna mudooyinka ugu dambeeyay uu ku baaqay in xaalada amaan degmada X\/weyne dowladda dhexe ay soo fara galisay<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/span><\/em><\/a><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Askirigaan oo ka tirsan ciidamada TFG-da ayaa la sheegay in si bareer ah rasaas uu ugu furay goob ay ku sugnaayeen dad rayid ah oo aan waxba galabsanin Goob joogayaal ayaa u sheegay wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom in ninkaasi oo ka tirsan Maleeshiyada TFG-da oo si cad u dilay qof rayid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1825","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1825","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1825"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1828,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1825\/revisions\/1828"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}