{"id":18216,"date":"2013-10-29T19:18:47","date_gmt":"2013-10-29T16:18:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18216"},"modified":"2013-10-29T23:09:43","modified_gmt":"2013-10-29T20:09:43","slug":"18216","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/18216\/","title":{"rendered":"Taliska ciidanka booliska soomaaliyeed oo sheegey in aan la ogolaandoonin hub magaalada lagu dhexwato."},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka booliska soomaaliyeed gen.Saacid ayaa sheegey in aan la ogolaandoonin hub sharci darro ah in magaalada lagu dhex wato,isagoo la hadlayey warbaahinta.<\/p>\n<p>Booliska soomaaliya ayaa isu arka in ay amniga magaalada ku filanyihiin,maadaama ay ku guuleysteen kicinta dad badan oo dhulalkii ay degenaayeen,waana guul usoo hoyatey hadiiba bolisku awood buuxda u leeyihiin in ay xakameeyaan hubka magaalada muqdisho.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee booliska soomaaliya ay shaaciyaan in hub aan magaalada lagu dhexwadan karin,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo magaalada muqdisho maalin kasta lagu dilo dad aan waxba galabsan waxaana ugu danbeeyey dilkii allaha u naxariistee X wariye maxamu&#8217;d maxamed timacadde oo dhawaan lagu diley degmada madiina ee gobolka banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka booliska soomaaliyeed gen.Saacid ayaa sheegey in aan la ogolaandoonin hub sharci darro ah in magaalada lagu dhex wato,isagoo la hadlayey warbaahinta. Booliska soomaaliya ayaa isu arka in ay amniga magaalada ku filanyihiin,maadaama ay ku guuleysteen kicinta dad badan oo dhulalkii ay degenaayeen,waana guul usoo hoyatey hadiiba bolisku awood buuxda u leeyihiin in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18216","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18216","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18216"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18216\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18218,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18216\/revisions\/18218"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18216"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18216"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18216"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}