{"id":18203,"date":"2013-10-29T00:57:40","date_gmt":"2013-10-28T21:57:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18203"},"modified":"2013-10-29T01:54:44","modified_gmt":"2013-10-28T22:54:44","slug":"18203","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/18203\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka ka dhoofey isagoo kusii jeeda!!."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha soomaaliya Prof. Xasan Shekh Maxamuud ayaa dalka ka dhoofey isagoo kusii jeeda dalka Turkiga,wuxuuna m\/weynuhu casumaad ka heley madaxda ugu sareysa dalka turkiga.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa ah dawlad ay aad isugu dhawyihiin madaxda dalka soomaaliya,waayo turkigu waa dawlada keliya ee soomaalida u muujisey in ay yihiin dad wax lala qaban karo oo iyagu dalka iska leh,waxeyna shirkadahoodu ka qabtaan dalka soomaaliya hawlo farabadan.<\/p>\n<p>Booqashada m\/weynuhu ku aadey dalka turkiga ayaa kusoo beegmeysa xilli la sugayo dhawaan in lagu dhawaaqo wasiiro ka badan kuwii hore u shaqeyn jirey,waxaana laga yaabaa in booqashadu ay xiriir la leedahey wada tashi kusaabsan golaha xukuumada dhawaan soo socda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha soomaaliya Prof. Xasan Shekh Maxamuud ayaa dalka ka dhoofey isagoo kusii jeeda dalka Turkiga,wuxuuna m\/weynuhu casumaad ka heley madaxda ugu sareysa dalka turkiga. Turkiga ayaa ah dawlad ay aad isugu dhawyihiin madaxda dalka soomaaliya,waayo turkigu waa dawlada keliya ee soomaalida u muujisey in ay yihiin dad wax lala qaban karo oo iyagu dalka iska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18203","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18203","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18203"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18203\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18205,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18203\/revisions\/18205"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18203"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18203"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18203"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}