{"id":18191,"date":"2013-10-28T02:12:27","date_gmt":"2013-10-27T23:12:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18191"},"modified":"2013-10-28T02:50:44","modified_gmt":"2013-10-27T23:50:44","slug":"18191","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/18191\/","title":{"rendered":"Maamulka idaacadda iyo tvga shabeele oo sheegey in laga qaatey lacag iyo qalab."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka idacadda iyo tvga shabeele ayaa sheegey in laga qaatey qalab iyo lacag cash ah iyagoo sheegey in ay hayaan cadeymo la xiriira sida loo farteystey ama loo bililiqeystey hantidii idaacada iyo tvga shabeelle,kadib markii duulaan arxan la&#8217;aan ah uu kusoo qaadey ninka lagu shaqeysto dadkiisana lagu dilo C\/kariim Xuseen Guuleed.<\/p>\n<p>C\/kariim Xuseen Guuleed ayaa ah nin aan hore cidina u aqoon balse khaanada iyo masraxa siyaasada soo galey markii m\/weyne Xasan shekh  kursiga ku fariistey wuxuuna ku joogaa jagada uu hayo taageero uu ka helo Faarax shekh C\/qaadir oo ah maalgeliyaha damujadiidka wax ku leh awooda dawlada uu Xasan sh Maxamud m\/weynaha ka yahey.<\/p>\n<p>Maamulka shabeelle ayaa sheegey in la hayo sawiro muujinaya in la fara fareeyey qalabki iyo lacagihii dhex yiil dhismaha ay sida sharciga ah ku daganeyd shabeelle media.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa la sheegayaa in hal askeri uu ku dhintey idaacada dhexdeeda kadib markii uu isku dayey in uu meelo gacmo gacmeeyo dabadeedna ay koronto qabatey isagoo goobta ku qurbaxey,waxaana la sheegayaa in rag la yaqaan ay dhismaha shabeele tageen kana qaateen qalab iyo lacag intaba,iyadoo bulshada inteeda badani ay cambaareysey sida wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga qaranku ula dhaqantey idaacadda iyo tvga shabeele isla markaana ay shaqaalihii ugu xadgudubtey.<\/p>\n<p>Lama oga ilaa iyo hada waxa u qorsheysan milkiilaha idaacadda iyo tvga shabeelle balse waxaa hada muuqata in ay xoryihiin dhamaan intii loo xir xirey qadiyada radio shabeele,iyagoo dhamaan shaqaaluhu isku duuban ayey yiraahdeen (shabeele ma aamusi doonto ee naga fisha wax walba) taas oo micnaheedu yahey in laga yaabo saacadaha soo socda in la maqlo radio shabeele iyo Sky media.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka idacadda iyo tvga shabeele ayaa sheegey in laga qaatey qalab iyo lacag cash ah iyagoo sheegey in ay hayaan cadeymo la xiriira sida loo farteystey ama loo bililiqeystey hantidii idaacada iyo tvga shabeelle,kadib markii duulaan arxan la&#8217;aan ah uu kusoo qaadey ninka lagu shaqeysto dadkiisana lagu dilo C\/kariim Xuseen Guuleed. C\/kariim Xuseen Guuleed ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18191","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18191","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18191"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18191\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18193,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18191\/revisions\/18193"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18191"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18191"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18191"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}