{"id":18179,"date":"2013-10-27T20:12:18","date_gmt":"2013-10-27T17:12:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18179"},"modified":"2013-10-27T21:31:16","modified_gmt":"2013-10-27T18:31:16","slug":"18179","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/18179\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha barlamaanka Jawaari,r\/wasare saacid iyo w\/warfaafinta ciilmoge oo tacsi u direy eheladii Timacadde."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha barlamaanka,wasirka warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta, iyo masuuliyiin kale ayaa siyaabo kala duwan tacsi ugu direy qoyski iyo eheladii uu ka baxey allaha u naxariistee X wariye timacade.<\/p>\n<p>Barlamaanka ayaa dhanka kale fadhigiisa su&#8217;aalo ku weydiiyey wasiirka warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta Ciilmooge,kuwaasoo la xiriira lacag la sheegey in laga qaadey shirkada lagu wareejiyey airporka muqdisho lacagtaas oo lagu sheegey in ay dhantahey 1.5 million.<\/p>\n<p>Wasiirka Maxamuud Ciilmooge Xirsi ayaa ka jawaabey dhamaan su&#8217;aalihii la weydiiyey iyadoo la weydiiyey in uu hayo caddeyn tilmaameysa in lacagtaas bankiga dhexe lagu shubey,isagoo si cad u sheegi waayey kana warwareegey su&#8217;aashu halka ay abaareysey,waxeyna tani imaneysaa iyadoo wasiir ciilmoge uu maalintii 3&#8217;aad uu barlamaanka hortaaganyahey,taas oo u muuqata nin weyn tag lama yiraa ee wuxuu ku tagaa la tusaa! Micnuhu waa in aanu wasiir ciilmooge dib usoo noqondoonin xukuumada la filayo in dhawaan lagu dhawaaqo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha barlamaanka,wasirka warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta, iyo masuuliyiin kale ayaa siyaabo kala duwan tacsi ugu direy qoyski iyo eheladii uu ka baxey allaha u naxariistee X wariye timacade. Barlamaanka ayaa dhanka kale fadhigiisa su&#8217;aalo ku weydiiyey wasiirka warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta Ciilmooge,kuwaasoo la xiriira lacag la sheegey in laga qaadey shirkada lagu wareejiyey airporka muqdisho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18179","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18179","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18179"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18179\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18181,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18179\/revisions\/18181"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18179"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18179"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18179"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}