{"id":18175,"date":"2013-10-27T19:43:11","date_gmt":"2013-10-27T16:43:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18175"},"modified":"2013-10-27T21:54:31","modified_gmt":"2013-10-27T18:54:31","slug":"18175","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/18175\/","title":{"rendered":"Xukuumada soomaaliya oo isku raacdey in shirkad turkish ah lagu wareejiyo habeynta dekedda muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Xukuumadda soomaaliya oo uu shirgudoominayo R\/wazaaraha somaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa isku raacdey in shirkad turki ah lagu wareejiyo dib u habeynta iyo dayactirka dekedda muqdisho.<\/p>\n<p>Wasaarada gaadiidka badda iyo dekedaha ayaa sheegtey in ay heshiis la gashey shirkadaas turkiga ah waana shirkadii sadexaad ee qandaraas ka heshey gudaha muqdisho,waxaana hore u jirey shirkad ka hawlgasha airporka,iyo jidadka magaalada dhista oo la kala yira Tika,yagori iyo madan hada la wareegeysa dekeda muqdisho.<\/p>\n<p>Heshiiska shirkadan turkiga ah ayaa noqonaya kii ay shirakad turkish ahi ku hanato rabitaanka xukuumada soomaaliya waxeyna u muuqataa in turkigu ku guuleysto rajadiisa soomaaliya iyadoo ay meesha ka baxdey tartankii shirikadaha aduunka oo laga doorbidey hal shirkad iyo hal wadan oo soomaaliya saameyn weyn ku yeelato.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda soomaaliya oo uu shirgudoominayo R\/wazaaraha somaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa isku raacdey in shirkad turki ah lagu wareejiyo dib u habeynta iyo dayactirka dekedda muqdisho. Wasaarada gaadiidka badda iyo dekedaha ayaa sheegtey in ay heshiis la gashey shirkadaas turkiga ah waana shirkadii sadexaad ee qandaraas ka heshey gudaha muqdisho,waxaana hore u jirey shirkad ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18175","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18175","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18175"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18175\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18177,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18175\/revisions\/18177"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}