{"id":18171,"date":"2013-10-27T19:21:49","date_gmt":"2013-10-27T16:21:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18171"},"modified":"2013-10-27T22:15:34","modified_gmt":"2013-10-27T19:15:34","slug":"18171","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/18171\/","title":{"rendered":"Allaha u naxariistee Maxamu&#8217;d Maxamed timacadde oo muqdisho maanta lagu aasey!"},"content":{"rendered":"<p>Alaha u naxariistee waxaa muqdisho maanta lagu aasey meydka xwariye Maxamu&#8217;d Maxamed Timacadde,iyadoo lagu aasey xabaalo ay ku aasany\u00echiin tiro wariyeyaal u geeryoodey mihnadooda saxaafadeed.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah wariyeyaasha magaalada muqdisho ka hawlgala ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy qoyska iyo ehelada uu ka baxey Maxamud Maxamed timacadde iyagoo dawlada soomaliya ka codsadey in la soo qabto denbiilayaashi ka danbeeyey dilka wariye hore timacade allaha u naxariistee.<\/p>\n<p>Isku soo wada duuboo dilka wariye hore maxamud maxamed timacadde ayaa wuxuu qeyb ka yahey dilal lagula kacey wariyayaal hore naftooda u waayey isla markaana aan wali la heyn cid loo soo qabtey,dawlada soomaaliya gaar ahaan wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa loo baahanyahey in lagula xisaabtamo waxa dhacaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Alaha u naxariistee waxaa muqdisho maanta lagu aasey meydka xwariye Maxamu&#8217;d Maxamed Timacadde,iyadoo lagu aasey xabaalo ay ku aasany\u00echiin tiro wariyeyaal u geeryoodey mihnadooda saxaafadeed. Qaar ka mid ah wariyeyaasha magaalada muqdisho ka hawlgala ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy qoyska iyo ehelada uu ka baxey Maxamud Maxamed timacadde iyagoo dawlada soomaliya ka codsadey in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18171","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18171","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18171"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18171\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18173,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18171\/revisions\/18173"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18171"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18171"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18171"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}