{"id":18144,"date":"2013-10-26T21:50:38","date_gmt":"2013-10-26T18:50:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18144"},"modified":"2013-10-27T01:42:08","modified_gmt":"2013-10-26T22:42:08","slug":"18144","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/18144\/","title":{"rendered":"Shekh Cali dheere oo beeniyey in ururka al ictisaam ay dagaal kula jiraan wax ictisaam ahna aysan jirin."},"content":{"rendered":"<p>Xarakada dagaalyahanada Alshabaab ayaa sheegtey in aaney Ictisaam dagaal kula jirin isla markaana ay been iyo waxba kama jiraan ku tilmaameen in aaney u hanjabin sh Maxamed Umal.<\/p>\n<p>Afhayeenka xarakada alshabaab sh cali Maxamu&#8217;d Raage ayaa sheegey in aaney xarakada alshabaab dagaal kula jirin ururka al- ictisaam,sidaas darteedna waxaa jira dad isku diraya umadda muslimka ah,waxaanan leenahey walaalaha ictisaam ma jiro dagaal u dhaxeeya alshabaab iyo al-ictisaam.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey tariikhda oo la arko xarakada alshabaab oo diideysa dagaal nabadna dalbeysa,waxeyna u muuqataa in awooda alshabaab ay ku wiiqantey dagaalka ay kula jiraan ciidamada shisheeye ee Amisom,hase yeeshee ma jiro wax wara oo kasoo baxey ururka al ictisaam oo la xiriira warka ay sheegeen xarakada alshabaab,ururka al ictisaam ayaa gacan saar la leh dawlada waqtigan ee uu m\/weynaha ka yahey Xasan Shekh Maxamuud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada dagaalyahanada Alshabaab ayaa sheegtey in aaney Ictisaam dagaal kula jirin isla markaana ay been iyo waxba kama jiraan ku tilmaameen in aaney u hanjabin sh Maxamed Umal. Afhayeenka xarakada alshabaab sh cali Maxamu&#8217;d Raage ayaa sheegey in aaney xarakada alshabaab dagaal kula jirin ururka al- ictisaam,sidaas darteedna waxaa jira dad isku diraya umadda muslimka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18144","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18144","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18144"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18144\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18146,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18144\/revisions\/18146"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18144"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18144"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18144"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}