{"id":18118,"date":"2013-10-25T01:51:25","date_gmt":"2013-10-24T22:51:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18118"},"modified":"2013-10-25T02:54:16","modified_gmt":"2013-10-24T23:54:16","slug":"18118","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/18118\/","title":{"rendered":"Dagaal u dhaxeeya ciidamada burundi iyo dgaalyahanada Alshabaab oo ka dhacey duleedka Afgooye."},"content":{"rendered":"<p>Dagaal aad u daran ayaa caawa ka dhacey duleedka afgooye kaas oo u dhaxeeyey ciidamada Amisom iyo dagaalyahanada xarakada alshabaab,waxaana la maqlayey madaafiic cul culus iyo rasaas,lamana oga khasaaraha ka dhashey dagaalka ay weerarkiisa soo qaadeen dagaalyahanada Alshabaab.<\/p>\n<p>Xarakada Alshabaab ayaa laga qabsadey meelo badan oo ay maamulijireen,waxeyna ku bedeleen dagaal ku dhufo oo ka dhaqaaq ah,si ay u wiiqaan ciidamada Amisom ee ka kala yimid wadamada afrika.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee ay dagaalyahanada alshabaab dagaal kusoo qaadaan ciidamada Amisom iyo kuwa dawlada federalka soomaaliya,wuxuuna dagaalkani kusoo beegmayaa xili dhawaan uu sheegey wasiirka gaashaandhigu in alshabaab laga xoreynayo gobolada dalka oo dhan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal aad u daran ayaa caawa ka dhacey duleedka afgooye kaas oo u dhaxeeyey ciidamada Amisom iyo dagaalyahanada xarakada alshabaab,waxaana la maqlayey madaafiic cul culus iyo rasaas,lamana oga khasaaraha ka dhashey dagaalka ay weerarkiisa soo qaadeen dagaalyahanada Alshabaab. Xarakada Alshabaab ayaa laga qabsadey meelo badan oo ay maamulijireen,waxeyna ku bedeleen dagaal ku dhufo oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18118","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18118","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18118"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18118\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18120,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18118\/revisions\/18120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}