{"id":18077,"date":"2013-10-22T23:05:20","date_gmt":"2013-10-22T20:05:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18077"},"modified":"2013-10-23T01:11:05","modified_gmt":"2013-10-22T22:11:05","slug":"18077","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/18077\/","title":{"rendered":"Xukuumada tirada yar ee dr Saacid oo sadex wasiir mooyee intii kale daadku qaadey."},"content":{"rendered":"<p>Xukuumadii tirada yareyd ee uu hugaaminayey r\/wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa lagu soo waramayaa in ay sadex wasiir oo keliya ay kasoo laaban doonaan.<\/p>\n<p>R\/wasaare Saacid ayaa wada isku shaandheyn xukuumada ah iyadoo la sheegayo in wasiirada la filayo in r\/wasaaruhu soo bandhigo in ay gaarayaan in ka badan 20 wazaradood,waziirkuxigeeno iyo waziirodawlayaal,kuwaasoo konton kor u dhaafidoona.<\/p>\n<p>Xukuumadan oo soo shaqeysey mudo hal sano ah ayaa tiradeedu aheyd sodon iyo labo xubnood,waxaana u dhaxeeya farqi aad u badan,lamana dhihi karo xukuumadii tirada yareyd faa&#8217;iidadaas ayaa lagu gaarey,walaw ay tirada badani dhibkeeda leedahey,sidaas awgeed waxaa ay sheegayaan warar hoose oo aan helney in sadexda wasiir ee soo noqonaya ay kala yihiin:-<br \/>\nw\/wasarada arimaha gudaha iyo amniga qaranka C\/kariim Xuseen Guuleed.<br \/>\nW\/wasarada gaashaandhiga C\/xakiin fiqi.<br \/>\nIyo w\/wasarada arrimaha debedda iyo xiriirka caalamiga ah fawsiyo Yusuf x Aadan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadii tirada yareyd ee uu hugaaminayey r\/wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa lagu soo waramayaa in ay sadex wasiir oo keliya ay kasoo laaban doonaan. R\/wasaare Saacid ayaa wada isku shaandheyn xukuumada ah iyadoo la sheegayo in wasiirada la filayo in r\/wasaaruhu soo bandhigo in ay gaarayaan in ka badan 20 wazaradood,waziirkuxigeeno iyo waziirodawlayaal,kuwaasoo konton kor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18077","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18077","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18077"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18077\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18079,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18077\/revisions\/18079"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18077"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18077"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18077"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}