{"id":18069,"date":"2013-10-22T22:27:38","date_gmt":"2013-10-22T19:27:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18069"},"modified":"2013-10-23T01:39:33","modified_gmt":"2013-10-22T22:39:33","slug":"18069","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/18069\/","title":{"rendered":"Xafiiska m\/weyne Xasan Shekh oo warsaxaafadeed lagu cambaareynayo dhaawaca wariye timacade laga soo saarey."},"content":{"rendered":"<p>Warsaxaafadeed laga soo saarey xafiiska madaxweynaha ayaa lagu cambaareeyey dhaawaca koox hubeysan oo aan heybtooda la garaneyn,iyadoo lagu yiri waxaan cambaareyneynaa kuwa ugaarsanaya wariyeyaasha.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaan fareynaa hey&#8217;adaha amniga in ay soo qabtaan kuwa danbiilayaasha ah oo dilaya dad aan waxba u geysan kuwaasoo xirfadooda loo weerarayo ama loo dilayo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha cambaareyntiisa iyo r\/wasaaraha,dhamaan inta masuul sheegato hadii ay wada cambaareeyaan waxba kama tareyso kamana hortageyso denbiga dhacayo ee waxaa loo baahanyahey in hey&#8217;adaha amnigu waajibkooda gutaan waxaadna moodaa in wasaarada arimaha gudaha iyo amniga qaranku ay yeelaneyso mas&#8217;uuliyada iyo sugida amniga shaqsiyaadka wax galka ah ee bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warsaxaafadeed laga soo saarey xafiiska madaxweynaha ayaa lagu cambaareeyey dhaawaca koox hubeysan oo aan heybtooda la garaneyn,iyadoo lagu yiri waxaan cambaareyneynaa kuwa ugaarsanaya wariyeyaasha. Sidoo kale waxaan fareynaa hey&#8217;adaha amniga in ay soo qabtaan kuwa danbiilayaasha ah oo dilaya dad aan waxba u geysan kuwaasoo xirfadooda loo weerarayo ama loo dilayo. Madaxweynaha cambaareyntiisa iyo r\/wasaaraha,dhamaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18069","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18069","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18069"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18069\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18071,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18069\/revisions\/18071"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18069"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18069"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18069"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}