{"id":18060,"date":"2013-10-22T00:48:32","date_gmt":"2013-10-21T21:48:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18060"},"modified":"2013-10-22T01:22:05","modified_gmt":"2013-10-21T22:22:05","slug":"18060","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/18060\/","title":{"rendered":"Wufuudi ka socotey dawlada dhexe iyo maamulka kmg ee juba oo is faham uu ku dhamaadey kulan ay kismaayo ku yeesheen."},"content":{"rendered":"<p>Shirkii u dhaxeeyey dawlada federalka iyo maamulka kmg ee juba ayaa lagu soo gabangabeeyey kismaayo iyadoo qodobo kasoo baxeen iyadoo ay ka hadleen wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka C\/kariim Xuseen Guuleed oo hugaaminaya wafdiga dawlada federalka iyo maamulka kmg ee uu hugaamiyo Sh Axmed Madoobe oo isaguna horkacayey xubno maamulka juba ka tirsan.<\/p>\n<p>Heshiis iyo is afgarad ayuu shirku ku dhamaadey ayuu yiri shekh axmed madoobe oo warbaahinta la hadlayey,isagoo sidoo kale sheegey in shirka soo socda lagu qabandoono magaalada kismaayo maadaama maamulka kmg uu muqdisho tagey,waxaana laga yaabaa in tani ay soo afjarto muran badan oo u dhaxeeyey dawlada federalka iyo maamulka uu hugaamiyo axmed madoobe.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee la maqlo is faham labadan dhinac ah iyadoon cidina ku dhexjirin,waxeyna tani kusoo beegmeysaa iyadoo m\/weyne xasan sheekh la filayo in uu kismaayo tago beryaha soo socda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkii u dhaxeeyey dawlada federalka iyo maamulka kmg ee juba ayaa lagu soo gabangabeeyey kismaayo iyadoo qodobo kasoo baxeen iyadoo ay ka hadleen wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka C\/kariim Xuseen Guuleed oo hugaaminaya wafdiga dawlada federalka iyo maamulka kmg ee uu hugaamiyo Sh Axmed Madoobe oo isaguna horkacayey xubno maamulka juba ka tirsan. Heshiis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18060","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18060","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18060"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18060\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18062,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18060\/revisions\/18062"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18060"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18060"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18060"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}