{"id":18049,"date":"2013-10-21T21:21:01","date_gmt":"2013-10-21T18:21:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18049"},"modified":"2013-10-21T21:49:28","modified_gmt":"2013-10-21T18:49:28","slug":"18049","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/18049\/","title":{"rendered":"Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka oo la ogaadey in uu ka danbeeyo kumanaan qoysoo guryahodi laga dumiyey."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa digniin u gudbisey idaacadaha Shabeelle iyo Sky taas oo sheegeysa in idaacadahaasi ay baneeyaan dhismaha ay degenyihiin,iyadoo dhawaan la burburiyey dad kumayaal ah iyadoon la siin meel kale oo ay degaan,si fooxun oo aan ixtiraam laheyn ayaa guryahaas loo dumiyey.<\/p>\n<p>Wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa diidey masuuliyada dadka guryaha laga dumiyey iyadoo ku riixdey maamulka gobolka banaadir,waxeyna tani beenawdey markii warqadan lasoo gaarsiiyey idaacadaha Radio Sky iyo radio Shabeelle.<\/p>\n<p>Dadka la barakiciyey oo laga saarey guryaha dawlada ayaa ah hal qabiil oo qura dhinaca iyo meelaha ay degenyihiin ayaa waxaa dhibaato loo geysanayey tan iyo intii uu Xasan sheekh noqdey m\/weynaha.<\/p>\n<p>C\/kariim Xuseen Guuleed oo kasoo jeeda beesha sida gaarka ah loo bartilmaameedsanayo,sidaas darteed waxaa hadda cadaatey in wasiirkaasi yahey nin lagu burburiyey dadkii uu adeegooda dawlada ugu jirey,waxaana hada bilawdey ogaalka ninka burburiyey dadkii uu u doodi lahaa bal u fiirso dhinaca ay degenyihiin dadka aan qabiilkiisa aheyn oo m\/weynaha ay isxigaan lama burburin guryaha dawladana lagama saarin taasina waa qiimo daro uu ku caanbaxey c\/kariim wasiirka doonaya in uu dawlada cadaawad u abuuro isagoo dhanka ay degenyihiin dadka uu kasoo jeedo uu hore ugu sheegi jirey in qabiilkiisa la beegsanayo awood uu ku difaacana uusan laheyn balse maanta ayey cadaatey in wasirka arrimaha gudaha uu iska horkeen ka shaqeeyey ee uusan horumarka dalka ka shaqeyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa digniin u gudbisey idaacadaha Shabeelle iyo Sky taas oo sheegeysa in idaacadahaasi ay baneeyaan dhismaha ay degenyihiin,iyadoo dhawaan la burburiyey dad kumayaal ah iyadoon la siin meel kale oo ay degaan,si fooxun oo aan ixtiraam laheyn ayaa guryahaas loo dumiyey. Wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa diidey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18049","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18049","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18049"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18051,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18049\/revisions\/18051"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}