{"id":1804,"date":"2011-07-07T15:07:53","date_gmt":"2011-07-07T15:07:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1804"},"modified":"2011-07-07T15:07:53","modified_gmt":"2011-07-07T15:07:53","slug":"maleeshiyaad-ku-sugan-agagaarka-bacaadlihii-hore-ee-degmada-xweyne-oo-maanta-si-bareer-ah-u-rasaaseeyay-gaari-rakaab-ah-oo-halkaasi-mareeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/maleeshiyaad-ku-sugan-agagaarka-bacaadlihii-hore-ee-degmada-xweyne-oo-maanta-si-bareer-ah-u-rasaaseeyay-gaari-rakaab-ah-oo-halkaasi-mareeyay\/","title":{"rendered":"Maleeshiyaad Ku Sugan Agagaarka Bacaadlihii Hore Ee Degmada X\/weyne Oo Maanta Si Bareer Ah U Rasaaseeyay Gaari Rakaab Ah Oo Halkaasi Mareeyay"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/strong><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/DSC05256.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1805\" title=\"DSC05256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/DSC05256-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/DSC05256-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/DSC05256.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>\u00a0<\/p>\n<p><\/strong>Maleehsiyaadkaan ayaa la sheegay in halkaasi gawaarida Rakaabka ah ay kaga qaadaan lacago baad ah ayaaa maanta waxay rasaas ku fureen mid ka mid ah gawaarida dadweynaha ay raacaan oo marayay agagaarka Bacaadlihii hore<\/p>\n<p>Goobo joogayaal ayaa u sheegay wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom in maleeshiyaadkaasi ay ka doonayeen gaariga lacago baad ah darawalkana uu ka dhaga adeegay arintaasi taas oo keentay in Maleeshiyaadka ay rasaaseeyaan gaariga BL-ka ee halkaasi mareyay<\/p>\n<p>Rasasta ayaa inta la ogyahay waxaa ku geeriyootay 2 qof oo ka mid ah dadkii saarnaa gaariga halka mid kale marayay goobta rasaasta ay ku fureen Maleeshiyaadka oo ku dhaawacmay<\/p>\n<p>Wararka aynu heleyno ayaa waxay sheegayaan in Maleeshiyaadkii rasaaseeyay gaariga Rakaab ah ay ka baxsadeen goobta mana jirto cid sii daba gashay Maleeshiyaadkaasi<\/p>\n<p>Goobaha gacanta ay ku heyso TFG-da ayaa had jeerba waxaa lagu dhibaateeyaa dadka rayidka ah ee ku sugan deegaanada TFG-da ay maamusho<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p>(<a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/a> &amp; <a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@w<\/span><\/em><\/a>mcaraab@hotmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya \u00a0 Maleehsiyaadkaan ayaa la sheegay in halkaasi gawaarida Rakaabka ah ay kaga qaadaan lacago baad ah ayaaa maanta waxay rasaas ku fureen mid ka mid ah gawaarida dadweynaha ay raacaan oo marayay agagaarka Bacaadlihii hore Goobo joogayaal ayaa u sheegay wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom in maleeshiyaadkaasi ay ka doonayeen gaariga lacago baad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1804","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1804","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1804"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1808,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1804\/revisions\/1808"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}