{"id":18031,"date":"2013-10-20T22:49:36","date_gmt":"2013-10-20T19:49:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18031"},"modified":"2013-10-21T00:06:35","modified_gmt":"2013-10-20T21:06:35","slug":"18031","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/18031\/","title":{"rendered":"M\/weyne Xasan Shekh oo la filayo in uu kismaayo booqasho ku tago."},"content":{"rendered":"<p>Wafdi uu hugaaminayo m\/weyne Xasan sheekh Maxamuud ayaa waxaa la sheegayaa in ay kismaayo tegedoonaan iyadoo la sheegayo in Axmed madoobe uu muqdisho imanayo isla markaana ay m\/weynaha halkan iska raaci doonaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa hadii uu tago kismaayo soo afjaridoonta khilaafki u dhaxeeya dawlada federalka ah iyo maamulka kmg ee juba,waxaana laga heshiin doonaa wixii isafgaranwaa ahaa oo dhan,iyadoo la sheegayo in xitaa la gelayo arinta m\/weyneyaal kismaayo lagaga dhawaaqey iyo maamulka shekh Axmed madobe.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee m\/weyne Xasan shekh uu tago kismaayo,hadiiba ay hir gasho,qabanqaabada socdaalka madaxweynuhu uu ku tagi rabo kismaayo,waxaanan u rajeyneynaa dhamaan dadka soomaaliyeed in ay heshiiyaan oo iyagu is aaminaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hugaaminayo m\/weyne Xasan sheekh Maxamuud ayaa waxaa la sheegayaa in ay kismaayo tegedoonaan iyadoo la sheegayo in Axmed madoobe uu muqdisho imanayo isla markaana ay m\/weynaha halkan iska raaci doonaan. Madaxweynaha ayaa hadii uu tago kismaayo soo afjaridoonta khilaafki u dhaxeeya dawlada federalka ah iyo maamulka kmg ee juba,waxaana laga heshiin doonaa wixii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18031","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18031","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18031"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18031\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18033,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18031\/revisions\/18033"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18031"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18031"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18031"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}