{"id":18017,"date":"2013-10-20T03:44:55","date_gmt":"2013-10-20T00:44:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18017"},"modified":"2013-10-20T03:53:55","modified_gmt":"2013-10-20T00:53:55","slug":"18017","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/18017\/","title":{"rendered":"Xarakada Dagaal yahanada Al-shabaab oo sheegtey qarax lala eegtey goob maqaaxi ah."},"content":{"rendered":"<p>Xarakada dagaalyahanada alshabaab ayaa sheegtey in ay ka danbeeyeen weerar isqarxin nafti hurnimo iyadoo afhayeenka dhanka hawlgalada alshabaab abu muscab uu sheegey in alle mahadi ay camaliyad la heleen cadaw isbiirsadey oo islamka duulaan kusoo qaadey ayna ka dileen askar farabadan waa sida uu hadalka u yiriye.<\/p>\n<p>Dagaalyahanada alshabaab ayaa sida lagu soo waramayo waxey ku dileen dad gaaraya 18 qof oo isugu jira dad rayid ah iyo askar ka kala socota wadamada ithiopia jabuuti iyo askar ka tirsan dawlada federalka ah.<\/p>\n<p>Xarakada dagaalyahanada alshabaab ayaa markasta sheegta wixii ay ka sameeyaan dunida daafaheeda iyagoon cidna ka baqeyn ama islaheyn beri armaa aduun isbedelaa oo hadalkiinu marqaati idinku noqdaa,iyo arrimo kale oo dadki qaarki isu qariyaan denbiyada ay galaan awgood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada dagaalyahanada alshabaab ayaa sheegtey in ay ka danbeeyeen weerar isqarxin nafti hurnimo iyadoo afhayeenka dhanka hawlgalada alshabaab abu muscab uu sheegey in alle mahadi ay camaliyad la heleen cadaw isbiirsadey oo islamka duulaan kusoo qaadey ayna ka dileen askar farabadan waa sida uu hadalka u yiriye. Dagaalyahanada alshabaab ayaa sida lagu soo waramayo waxey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18017","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18017","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18017"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18019,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18017\/revisions\/18019"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}