{"id":17990,"date":"2013-10-18T22:06:19","date_gmt":"2013-10-18T19:06:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17990"},"modified":"2013-10-18T22:37:38","modified_gmt":"2013-10-18T19:37:38","slug":"17990","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/17990\/","title":{"rendered":"Kenyan Alshabaab ah oo lagu bedeshey $150.000,magaalada garbaharey."},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka gedo magaalada garbahaarey ayaa sheegaya in xabsiga garbaharey laga siidaayey nin alshabaab kinyati ah,isagoo kusii jeeda magaalada b\/dheere.<\/p>\n<p>Maxbuuskan la siidaayey ayaa la sheegayaa in lagu bedeshey lacag dhan 150 kun oo dolar,waxaana beryahan soo ifbaxaya ganacsiga xubnaha alshabaab ka tirsan ee xabsiyada dawlada ku jira.<\/p>\n<p>Arintan ayaa imaneysa xilli dhawaan sidaas oo kale lagu bedeshey lacag dolar ah taas oo keentey in la bedelo taliyihii xabsiga dhexe g\/sare Sabtaw,halka kuwo kalena xabsiga la dhigey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka gedo magaalada garbahaarey ayaa sheegaya in xabsiga garbaharey laga siidaayey nin alshabaab kinyati ah,isagoo kusii jeeda magaalada b\/dheere. Maxbuuskan la siidaayey ayaa la sheegayaa in lagu bedeshey lacag dhan 150 kun oo dolar,waxaana beryahan soo ifbaxaya ganacsiga xubnaha alshabaab ka tirsan ee xabsiyada dawlada ku jira. Arintan ayaa imaneysa xilli [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17990","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17990","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17990"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17992,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17990\/revisions\/17992"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}