{"id":17977,"date":"2013-10-18T04:51:17","date_gmt":"2013-10-18T01:51:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17977"},"modified":"2013-10-18T05:01:49","modified_gmt":"2013-10-18T02:01:49","slug":"hugaamiyaha-maamulka-kmg-ee-juba-axmed-madoobe-oo-la-kulmey-rwasarihii-hore-ccrashiid-cali-sharmarke-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/hugaamiyaha-maamulka-kmg-ee-juba-axmed-madoobe-oo-la-kulmey-rwasarihii-hore-ccrashiid-cali-sharmarke-2\/","title":{"rendered":"Hugaamiyaha maamulka kmg ee juba Axmed Madoobe oo la kulmey R\/wasarihii hore C\/c\/rashiid cali sharmarke."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka kmg ee juba oo uu hugaamiyo Axmed Maxamed islaam ayaa waxa uu la kulmey R\/wasaarihii hore Cumar C\/rashid Cali sharmarke iyagoo ka wada hadley sidii loo soo dhisi lahaa xubnaha maamulka juba sida m\/kuxigenki juba iyo xoghayeyaal.<\/p>\n<p>Wararka ka imanaya kismaayo ayaa sheegaya in m\/weyne loo magacaabayo C\/qaadir luga dheere iyo kuwo kale oo aan la magacaabin hase yeeshee waxaa la ogaan doonaa marka uu ku dhawaaqo hugaamiye Axmed Maxamed islaam Axmed Madoobe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka kmg ee juba oo uu hugaamiyo Axmed Maxamed islaam ayaa waxa uu la kulmey R\/wasaarihii hore Cumar C\/rashid Cali sharmarke iyagoo ka wada hadley sidii loo soo dhisi lahaa xubnaha maamulka juba sida m\/kuxigenki juba iyo xoghayeyaal. Wararka ka imanaya kismaayo ayaa sheegaya in m\/weyne loo magacaabayo C\/qaadir luga dheere iyo kuwo kale oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17977","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17977","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17977"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17978,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17977\/revisions\/17978"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}