{"id":1796,"date":"2011-07-07T14:57:02","date_gmt":"2011-07-07T14:57:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1796"},"modified":"2011-07-07T14:57:02","modified_gmt":"2011-07-07T14:57:02","slug":"magaalada-boosaaso-oo-saacadihii-la-soo-dhaafay-ay-ka-dhaceen-dilal-ku-saleysan-aano-qabiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/magaalada-boosaaso-oo-saacadihii-la-soo-dhaafay-ay-ka-dhaceen-dilal-ku-saleysan-aano-qabiil\/","title":{"rendered":"Magaalada Boosaaso Oo Saacadihii La Soo Dhaafay Ay Ka Dhaceen Dilal Ku Saleysan Aano Qabiil"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/bosaaso.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1797\" title=\"bosaaso\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/bosaaso-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/bosaaso-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/bosaaso.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegayay in saacadihii la soo dhaafay halkaasi ay ka dhaceen dilal ku saleysan Aanooyin qabiil oo u dhaxeeya beelo walaalo ah oo dega gobolka Bari<\/p>\n<p>Goob joogayaal ku sugan Magaalada Boosaaso ayaa u sheegay wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee Warsom in halkaasi ay ka dhaceen saacadihii ugu dambeeyay dilalkaan Aanada qabiil ku saleysan<\/p>\n<p>Waxana gudaha Magaalada Boosaaso laug dilay in ka badan 3 qofood kuwaasi oo loo ugaarsaday qaab beeleed<\/p>\n<p>Ilaa iyo iminkana ma jirto wax ay ka qabteen dilalka ka dhacayo Magaalada Boosaaso Maamulka uu hogaamiyo C\/raxmaan Faroole<\/p>\n<p>Waxaana Maalmihii ugu dambeeyay ka taagnaa Gobolka Bari dilalka ku saleysan Aanooyinka Qabiil iyadoona mararka qaar halkaasi ay ka dhacayeen iska hor imaadyo toos ah oo u dhaxeeya beelaha is ugaarsanaya<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/a> &amp; <a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com<\/span><\/em><\/a> <span style=\"color: #0000ff;\">mcaraab@hotmail.com <\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegayay in saacadihii la soo dhaafay halkaasi ay ka dhaceen dilal ku saleysan Aanooyin qabiil oo u dhaxeeya beelo walaalo ah oo dega gobolka Bari Goob joogayaal ku sugan Magaalada Boosaaso ayaa u sheegay wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee Warsom in halkaasi ay ka dhaceen saacadihii ugu dambeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1796","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1796"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1799,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1796\/revisions\/1799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}