{"id":17954,"date":"2013-10-17T22:12:30","date_gmt":"2013-10-17T19:12:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17954"},"modified":"2013-10-18T01:52:05","modified_gmt":"2013-10-17T22:52:05","slug":"17954","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/17954\/","title":{"rendered":"Isbaarooyin hor leh oo lasoo dhigtey gobolka sh\/hoose wadada aadda!."},"content":{"rendered":"<p>Isbaarooyin hor leh ayaa lasoo dhigtey gobolka sh\/hoose iyadoo maamulka gobolkaasi ay ku eedeeyeen wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga qaranka in aysan wada shaqeyn la laheyn maamulka gobolka sh\/hose.<\/p>\n<p>C\/fitaax clle oo kamid ah maamulka gobolka sh\/hose ayaa ku eedeeyey rag la yaqaan oo ay wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga qaranku ay ogtahey,isagoo aan carabka ku dhufan ayuu hadana waxa uu sheegey in isbaarooyinka ay u yaaliin rag uu sheegey in guutada lixaad ee ciidanka xoga laga bedeley,rag maamulka gobolka banaadir madax kasoo noqdey iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee maamulka gobolka sh\/hoose ay ka qeyliyaan isbaarooyin la soo dhigto,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo m\/weyne xasan sheekh maxamud uu dhawaan ka hadley in aan isbaaro loo baahneyn cidii dhigataana ay amniga khatar ku tahey,lana ogolaandoonin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isbaarooyin hor leh ayaa lasoo dhigtey gobolka sh\/hoose iyadoo maamulka gobolkaasi ay ku eedeeyeen wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga qaranka in aysan wada shaqeyn la laheyn maamulka gobolka sh\/hose. C\/fitaax clle oo kamid ah maamulka gobolka sh\/hose ayaa ku eedeeyey rag la yaqaan oo ay wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga qaranku ay ogtahey,isagoo aan carabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17954","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17954","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17954"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17954\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17956,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17954\/revisions\/17956"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}