{"id":1786,"date":"2011-07-06T11:26:38","date_gmt":"2011-07-06T11:26:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1786"},"modified":"2011-07-06T11:26:38","modified_gmt":"2011-07-06T11:26:38","slug":"madax-tariiqii-horay-u-dhacay-shirkada-xawaaladaha-oo-maanta-la-soo-qabtay-isagoo-qafaal-u-heysta-caruur-yar-yar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/madax-tariiqii-horay-u-dhacay-shirkada-xawaaladaha-oo-maanta-la-soo-qabtay-isagoo-qafaal-u-heysta-caruur-yar-yar\/","title":{"rendered":"Madax Tariiqii Horay U Dhacay Shirkada Xawaaladaha Oo Maanta La Soo Qabtay Isagoo Qafaal U Heysta Caruur Yar Yar"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/hubka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1787\" title=\"hubka\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/hubka-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/hubka-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/hubka.jpg 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Howl gal ay sameeyeen Ciidamada Police-ka TFG-da ayaa waxaa lagu soo qabtay Burcadka Madax Tariiq oo qafaal u heystay iyo gawaari dad ay leeyihiin waxaana caruurtaasi u qafaalnaa uu ku heystay Degmada Dharkanley ay maamusha TFG-da<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Police-ka ayaa halkaasi ku soo bandhigeyn Tuuga weyn ee Madax Tariik iyo Caruurtii Masaakiinta Aheyd uu heystay iyo gawaaridii uu dhacay waxaana Madax Tariiq ayaa xilligaasi waxaa wajigiisa ka muuqatay Cabsi xoogaan Maxaa yeelay waa Tuug la qabtee<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada Police-ka Shariif Sheekhuna Maye oo halka lagu soo bandhigay Tuuga ka hadlay ayaa sheegay in ninkaani Madax Tariiq lacago Madax furasha ah uu u heystay caruurtaan isla markaana Police-ka ay ka war heleen sidaas awgeedna ay soo badbaadiyeen caruurtii uu qafaashay Madax Tariiq<\/p>\n<p>Afhayeenka Ciidamda Police-ka Gaashaanle Sare C\/laahi Xasan Bariise oo halkaasi ka hadlay ayaa dhankiisa sheegay in Madax Tariiq dhibaatooyin fara badan uu ku hayay dhalan yarada iyo caruurta ku dhaqan goobaha dowladda gacanta ay ku heyso<\/p>\n<p>Bariise ayaa sheegay in Tilaabo laga qaadi doono Tuuga maanta ay gacanta ku soo dhigeen ee Madax Tariiq wuxuuna xusay in mudo dhowr ah in sidaanoo kale Madax Tariiq uu afduubtay Haween iyo Caruur dilna uu u geystay Dhalan yaro masaakiin ah oo waxba aan galabsan sidaas awgeedna Maanta ciidamada gacanta ay ku soo dhigeen isaga iyo Maleeshiyaad uu watay xilli uu ku guda jiray falalka gurcan ee uu ku dhaqmo Madax Tariiq<\/p>\n<p>Madax Tariiq ayaa wuxuu ka mid ahaa dhalan yaradii dagaalka kula jirtay ciidamadii Eithopia waxaana dabadeed uu dhac u geystay xarumo xawaaladeed waxaana sidoo kale uu u shaqo bilaabay Black Water waxaana dabadeed uu u goostay dhanka Magaalada Hargiesa halkaaso Mudo bilooyin ah lagu xiray dabadeedna wuxuu markale u soo noqday Magaalada Muqdisho waxaana xilligaasi Aamini waayay Hay&#8217;adii uu shaqeyn jiray ee Black Water waxaana xilligaasi ka dib uu bilaabay qafaal uu u geysanayo Caruurta iyo Haweenka dabadeedna uu ka qaadanayo Madax Furasho<\/p>\n<p>Waxayna Mujaahidiinta Al Shabab horay ay meel fagaaraha ugu toogteen Japan oo ahaa ninkii hor boodayay Madax tariiqa burcadka ah<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/span><\/em><\/a><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Howl gal ay sameeyeen Ciidamada Police-ka TFG-da ayaa waxaa lagu soo qabtay Burcadka Madax Tariiq oo qafaal u heystay iyo gawaari dad ay leeyihiin waxaana caruurtaasi u qafaalnaa uu ku heystay Degmada Dharkanley ay maamusha TFG-da Saraakiil ka tirsan Police-ka ayaa halkaasi ku soo bandhigeyn Tuuga weyn ee Madax Tariik iyo Caruurtii Masaakiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1786","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1786","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1786"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1786\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1790,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1786\/revisions\/1790"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1786"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1786"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1786"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}