{"id":17841,"date":"2013-10-13T19:32:30","date_gmt":"2013-10-13T16:32:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17841"},"modified":"2013-10-14T00:19:25","modified_gmt":"2013-10-13T21:19:25","slug":"17841","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/17841\/","title":{"rendered":"Ahlusuna waljameeca konfurta soomaaliya oo gudoomiyaha doolow ku eedeysey iska horkeen iyo amnidarro."},"content":{"rendered":"<p>Ahlusuna waljameeca koonfurta soomaaliya ayaa ku eedeysey gudoomiyaha deg.doolow ee gobolka gedo in uu ka shaqeynayo iska horkeen iyo amni daro.<\/p>\n<p>Ahlusuna ayaa sheegtey in xiligan saraakiisha gobolka gedo uu khilaaf ba&#8217;ani ku kala dhexjiro uuna sabab u yahey gudoomiyaha degmada doolow c\/rashid oo sida ay sheegeen hore uga tirsanaanjirey alitixaadki ay cagta mariyeen ciidamada ethiopia.<\/p>\n<p>Cabashadan kasoo yeertey ahlusunada konfurta soomaaliya ayaa imaneysa xili uu khilaaf soo kala dhex galey saraakiisha ahlusuna waljameeca ee konfurta soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ahlusuna waljameeca koonfurta soomaaliya ayaa ku eedeysey gudoomiyaha deg.doolow ee gobolka gedo in uu ka shaqeynayo iska horkeen iyo amni daro. Ahlusuna ayaa sheegtey in xiligan saraakiisha gobolka gedo uu khilaaf ba&#8217;ani ku kala dhexjiro uuna sabab u yahey gudoomiyaha degmada doolow c\/rashid oo sida ay sheegeen hore uga tirsanaanjirey alitixaadki ay cagta mariyeen ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17841","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17841","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17841"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17841\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17843,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17841\/revisions\/17843"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17841"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17841"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17841"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}