{"id":17835,"date":"2013-10-13T17:35:54","date_gmt":"2013-10-13T14:35:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17835"},"modified":"2013-10-13T18:08:10","modified_gmt":"2013-10-13T15:08:10","slug":"17835","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/17835\/","title":{"rendered":"Xujey ku dhaw sadex million oo sanadkan gudaneysa xajka iyo diyaar garow loogu jiro maalinta carrafa."},"content":{"rendered":"<p>Xajka oo sanadkan ay gudanayaan muslimiin ku dhaw sadex million ayaa waxey xujeydu isu diyaarinayaan in ay u ambabaxaan buurta carrafa oo kamid ah arkaanta xajka oo ay waajib tahey in la tago,waxaana la filayaa hadii alle idmo in berito oo bisha carafo ku beegantahey sagaal in ay xujeydu ku kulmayaan buurta carrafa.<\/p>\n<p>Sida sunnada ah muslimiinta aan xajka sanadkan gudaneyn waxaa laga doonayaa in ay soomaan maalinta xujeydu buurta carrafa joogaan,anagoo rajeynayna in xoolo udxiya ah ay muslimiintu qali doonaan iyadoo la ilaalinayo arkaanta xoolaha la qalayo,lana soomo,rasuulka csw waxaa laga wariyey in uu yiri maalin la soomo waxaa ugu fadli badan maalinta carrafa,qofka sooma maalintaas waxaa la dhaafayaa denbigiisa sanadka la soo dhaafey iyo kan soo socda allaha na waafajiyo anaga iyo intii muslimiin ah.<\/p>\n<p>Xajka maahan wax hadda ay ugu horeysa ee waa sanadle mar kasta soo noq noqda waana rukni kamid ah arkaanta islaamka iyadoo adduunka oo dhan laga kala imanayo ayey muslimiintu gudanayaan rugni kamid ah arkaanta islaamka iyadoo laga rabo xoolaha la qalayo in da&#8217;doodu kala tahey:<br \/>\n1 Geela  waa in shan sano u buuxsanto sanadka lixaad uu gaaro.<br \/>\nLo&#8217;da  waa in labo sano u buuxsanto sanadka sedexaad uu galo.<br \/>\nAri cadka waa in labo sano u buuxsanto oo sanadka sadexaad uu galo.<br \/>\nIdaha waa in hal sano u buuxsanto sanadka labaad uu galo,sidoo kale hadii lix bilood uu ku ilka jabsado waa lagu udxiyeysan karaa,neefku waa in uusan ceeb lahaanin il la&#8217;aanin caato ahaanin,gees jabnaanin iyo ceeb loo arki karo oo dhan.<\/p>\n<p>Illaahey haka aqbalo xujeyda,hana salaama yeelo,inta muslimiin ah ee aan sanadkan tegin xajka allaha gaarsiiyo sanado kale oo uu soo guto xajka insha allaah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xajka oo sanadkan ay gudanayaan muslimiin ku dhaw sadex million ayaa waxey xujeydu isu diyaarinayaan in ay u ambabaxaan buurta carrafa oo kamid ah arkaanta xajka oo ay waajib tahey in la tago,waxaana la filayaa hadii alle idmo in berito oo bisha carafo ku beegantahey sagaal in ay xujeydu ku kulmayaan buurta carrafa. Sida sunnada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17835","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17835","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17835"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17835\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17837,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17835\/revisions\/17837"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17835"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17835"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17835"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}