{"id":1780,"date":"2011-07-06T11:13:54","date_gmt":"2011-07-06T11:13:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1780"},"modified":"2011-07-06T11:13:54","modified_gmt":"2011-07-06T11:13:54","slug":"taliyaha-qeybta-bartamaha-ee-gobolka-banaadir-oo-ku-qeylo-dhaamiyay-in-farah-uu-ka-sii-baxayo-amniga-degmada-xweyne-sababteeduna-ay-leeyihiin-ciidamada-tfg-da","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/taliyaha-qeybta-bartamaha-ee-gobolka-banaadir-oo-ku-qeylo-dhaamiyay-in-farah-uu-ka-sii-baxayo-amniga-degmada-xweyne-sababteeduna-ay-leeyihiin-ciidamada-tfg-da\/","title":{"rendered":"Taliyaha Qeybta Bartamaha Ee Gobolka Banaadir Oo Ku Qeylo Dhaamiyay In Farah Uu Ka Sii Baxayo Amniga Degmada X\/weyne Sababteeduna Ay Leeyihiin Ciidamada TFG-da"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/17.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1781\" title=\"17\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/17-300x168.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"168\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/17-300x168.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/17.jpg 448w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><strong>Wararka Soomaaliya<\/strong><\/p>\n<p>Cali Xirsi Barre Cali Gaab oo ah Taliyaha Qeybta Bartamaha ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in faraha uu ka sii baxayo aminiga Degmada X\/weyne dhibaatooyina ay ku haayaan ciidamo ka tirsan Dowladda<\/p>\n<p>Gaashaanle Sare Cali Gaab ayaa sheegay in amniga Degmada aan laga sugu karin Maleeshiyaad ka tirsan TFG-da isla markaan ay is hor istaag ay ku sameynayaan Xilliyada Amniga ay wax ka qabanayaan Ciidamada Police-ka<\/p>\n<p>Cali Gaab ayaa ku calaan calay in wadooyinka Suuqa X\/weyne dhaxmaro gabi ahaantiisaba Ganacsato ay xireen markay ay is dhahaan wadada fura ganacsada waliba gurmada ahaan uu ugu imaanayo rag ay isku beel yihiin oo ka tirsan ciidamada TFG-da halkaasina ay dhibaatooyin ka dhalan karaan<\/p>\n<p>Cali Gaab ayaa sidoo kale ugu baaqay saraakiisha sar sare ee ciidamada inay wax ka qabtaan falalka amni daro ay ciidamada dowladda ku haayaan Degmada X\/weyne<\/p>\n<p>Dhanka kale Cali Gaab ayaa sheegay inay qahteen in ka badan 16 dhalan yaro ah oo ka soo barakacay Gobolka Dalka kuwaas uu sheegay inay gar leeyihiin isla markaana ay shaabahaan Mujaahidiinta Al Shabaab kuwaasoo uu sheegay ay ku wareejiyeen ciidamda Mareekanka u shaqeeyo ee BS-ta<\/p>\n<p>Cali Gaab oo sii hadlayay ayaa sheegay in dhalan yarada garka leh laga baqayo sidaas awgeedna baaritaano lagu sameyn doono dhalan yaradaasi la qabtay isagoona la sheegay inay tuhun sanyihiin inn ay ka tirsan yihiin Mujaahidiinta Al Shabaab<\/p>\n<p>Hadalkaan ka soo yeeray Taliyaha Qeybta Bartamaha ee gobolka Banaadir ayaa wuxuu imaanayaa xilli amniga Degmada X\/weyne uu faraha ka sii baxayo<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/span><\/em><\/a><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Cali Xirsi Barre Cali Gaab oo ah Taliyaha Qeybta Bartamaha ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in faraha uu ka sii baxayo aminiga Degmada X\/weyne dhibaatooyina ay ku haayaan ciidamo ka tirsan Dowladda Gaashaanle Sare Cali Gaab ayaa sheegay in amniga Degmada aan laga sugu karin Maleeshiyaad ka tirsan TFG-da isla markaan ay is [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1780","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1780","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1780"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1780\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1785,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1780\/revisions\/1785"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1780"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1780"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1780"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}