{"id":17770,"date":"2013-10-10T21:29:11","date_gmt":"2013-10-10T18:29:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17770"},"modified":"2013-10-12T02:37:30","modified_gmt":"2013-10-11T23:37:30","slug":"17770","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/17770\/","title":{"rendered":"Burburin iyo dumin lagu sameeyey in kabadan toban kun qoys oo kasocota agagaarka iskuulka 21 october."},"content":{"rendered":"<p>Burburintan iyo dumintan lagu sameeyey tobanaan kun oo qoys ayaa qaarkood waxey heystaan dukumintiyo lahaansho dhulka ay deganyihiin,mana jirto magdhaw iyo wada hadal lala galey dadkaas guryahooda laga dumiyey xaafada waaberi agagaarka dugsigii hore ee 21 october.<\/p>\n<p>Dadkan ayaa waxaa ku jira xarumo shirkado ganacsi oo dadka siinjirey biyaha korontada iyo adeegyo kale,mana jirin wargelin la siiyey dadkan,waxaaney mar qura ka war heleen katarabiilo duminaya guryahooda oo ay caadi ugu noolyihiin.<\/p>\n<p>Duminta iyo barakicinta dadkan ayaa waxaa iska kaashanayey maamulka gobolka banaadir,ciidanka boliska,ciidanka nabadsugida qaranka,iyo maamulka degmada waaberi.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee dad laga barakiciyo deegaano ay degenaayeen mudo 20 sano in kabadan,hase yeeshee waxey tani kusoo beegmeysaa xili madaxweynaha soomaaliya Xasan Sheekh uu sheegey in aan la barakicin karin dadka soomaalida ah mase jiraan dhego u daloola iyo wax laga qabanayo dadka iyo maamulada ku xadgudbaya muwaadiniinta soomaaliyeed ee dagaalada iyo dhibka ka daaley,markii hore waxey lahaayeen guryaha dawlada halaga guuro hadana guryaheena iyo dhulalkeena ayey naga saarayaan ee caalamku hanaga soo gaaro ayey tiri hooyo heysata sideed caruur ah oo agoon ah oo kamid aheyd dadka la barakicinayey iyadoo ooyeysa,ma jirto cid u hadleysa iyo dawlad daryeeleysa dadka rayidka ah,xadgudubka ugu weyn waxaa maanta soomaaliya lagu geystaa shaarka dawlada soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burburintan iyo dumintan lagu sameeyey tobanaan kun oo qoys ayaa qaarkood waxey heystaan dukumintiyo lahaansho dhulka ay deganyihiin,mana jirto magdhaw iyo wada hadal lala galey dadkaas guryahooda laga dumiyey xaafada waaberi agagaarka dugsigii hore ee 21 october. Dadkan ayaa waxaa ku jira xarumo shirkado ganacsi oo dadka siinjirey biyaha korontada iyo adeegyo kale,mana jirin wargelin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17770","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17770","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17770"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17770\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17772,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17770\/revisions\/17772"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17770"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17770"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17770"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}