{"id":17756,"date":"2013-10-09T02:50:08","date_gmt":"2013-10-08T23:50:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17756"},"modified":"2013-10-09T03:02:01","modified_gmt":"2013-10-09T00:02:01","slug":"17756","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/10\/17756\/","title":{"rendered":"Qaramadda midoobey oo sheegtey in la badinayo ciidamada Amisom ee somalia jooga."},"content":{"rendered":"<p>Qaramadda midoobey ayaa sheegey in ciidamadda jooga soomaaliya ee Amisom la kordhinayo isla markaana aysan ku fileyn in ay shabaab la dagaalamaan,kuwaasoo aan la ogeyn wadamada ay ka kala imaandoonaan.<\/p>\n<p>Hadalkan golaha loo dhanyahey kasoo baxey ayaa waxa uu been ka dhigayaa faanki afhayeen xume xaamud uu ku faaninayey ciidamada amisom,isagoo lahaa dhawaan waan ka wada xoreyneynaa alshabaab dhamaan gobolada soomaaliya.<\/p>\n<p>Qaramada midoobey ayaa hore u diidey ciidamo iyada ka socda in la keeno waxaase wax la ogaandoonaa markii ay yimaadaan soomaaliya iyagoo ka yimid yurub iyo mareykan,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo dhawr iyo labaatan kun oo afrikaan ahi ka adkaan waayeen alshabaab oo waqtigan ka taliya gobolo badan oo soomaaliya ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramadda midoobey ayaa sheegey in ciidamadda jooga soomaaliya ee Amisom la kordhinayo isla markaana aysan ku fileyn in ay shabaab la dagaalamaan,kuwaasoo aan la ogeyn wadamada ay ka kala imaandoonaan. Hadalkan golaha loo dhanyahey kasoo baxey ayaa waxa uu been ka dhigayaa faanki afhayeen xume xaamud uu ku faaninayey ciidamada amisom,isagoo lahaa dhawaan waan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17756","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17756","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17756"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17756\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17758,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17756\/revisions\/17758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}