{"id":1775,"date":"2011-07-06T10:32:06","date_gmt":"2011-07-06T10:32:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1775"},"modified":"2011-07-06T10:32:06","modified_gmt":"2011-07-06T10:32:06","slug":"mujaahidiinta-al-shabaab-oo-ugu-baaqay-beelaha-walaalaha-ee-ku-diriraya-qeybo-ka-mid-ah-gobolka-mudug-in-dagaalka-ay-joojiyaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/mujaahidiinta-al-shabaab-oo-ugu-baaqay-beelaha-walaalaha-ee-ku-diriraya-qeybo-ka-mid-ah-gobolka-mudug-in-dagaalka-ay-joojiyaan\/","title":{"rendered":"Mujaahidiinta Al Shabaab Oo Ugu Baaqay Beelaha Walaalaha Ee Ku Diriraya Qeybo Ka Mid Ah Gobolka Mudug In Dagaalka Ay Joojiyaan"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Sheekh-Cali-Dheere1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1776\" title=\"Sheekh-Cali-Dheere1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Sheekh-Cali-Dheere1.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"204\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalo maalmihii ugu dambeyay ka dhacayay qeybo ka tirsan gobolka Mudug kaasoo u dhaxeeyo Maleeshiyo beeleedyo oo walaala ah<\/p>\n<p>Afhayeenka Mujaahidiinta Al Shabaab Sh. Cali Maxamud Raage (Sh. Cali Dheere) ayaa ugu baaqay Maleeshiyo beeleedyada halkaasi uu dagaalka ku dhaxmarayo in si shuruud ah ay u joojiyaan dagaalka isla markaana ay wada hadlaaan<\/p>\n<p>Sh. Cali Dheere ayaa sheegay dagaalkaasi inuu yahay mid xaaraan ah Allahna ay kaga baqaan dadka huriaya dagaaladaasi wuxuuna xusay Sheekha dadka is diriraya in ay yihiin dad reer miyi ah dagaalkana laga hurinayo Magaalooyinka in arintaasina ay waantoobaan qolooyinka wada<\/p>\n<p>Sh. Cali Dheere ayaa sidoo kale sheegay diinteena faca weyn leh in dagaalkaas oo kale ay xaarintimeysay cidii dagaalkaasi iyadoo ku leg leh dhimataana ay tahay ahlu naar sida diinta ay cadeysay<\/p>\n<p>Baaqaan ka soo baxay Mujaahidiinta Al Shabaab ee ku wajahan dagaalada ka taagan qeybo ka mid gobolka Mududg ayaa wuxuu imaanayaa xilli qeybaha kala duwan ee bulshada ay soo jeediyaan baaq la mid ah kan Mujaahidiinta Al Shabaab<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/span><\/em><\/a><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalo maalmihii ugu dambeyay ka dhacayay qeybo ka tirsan gobolka Mudug kaasoo u dhaxeeyo Maleeshiyo beeleedyo oo walaala ah Afhayeenka Mujaahidiinta Al Shabaab Sh. Cali Maxamud Raage (Sh. Cali Dheere) ayaa ugu baaqay Maleeshiyo beeleedyada halkaasi uu dagaalka ku dhaxmarayo in si shuruud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1775","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1775","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1775"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1775\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1778,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1775\/revisions\/1778"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1775"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1775"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1775"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}