{"id":1770,"date":"2011-07-06T10:21:51","date_gmt":"2011-07-06T10:21:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1770"},"modified":"2011-07-06T10:21:51","modified_gmt":"2011-07-06T10:21:51","slug":"mujaahidiinta-alshabaab-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyey-gudiga-gurmadka-abaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/mujaahidiinta-alshabaab-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyey-gudiga-gurmadka-abaaraha\/","title":{"rendered":"MUJAAHIDIINTA ALSHABAAB OO ISKU SHAANDHEYN KU SAMEEYEY GUDIGA GURMADKA ABAARAHA."},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/042.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1771\" title=\"042\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/042-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/042-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/042.jpg 512w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Bayaan ka soo baxey hugaanka mujaahidiinta alshabaab oo uu aqriyey af<br \/>\nhayeenka xarakada mujaahidiinta alshabaab sh cali maxamud raage sh<br \/>\ncali dheere isagoo sheegey in gudoomiya gudiga gurmadka abaaraha laga<br \/>\ndhigey sh\/xuseen cali fiidaw oo ah madaxa siyaasada iyo xiriirka<br \/>\ngobolada ee xarakada mujaahidiinta alshabaab sh\/cali dheere ayaa sidoo<br \/>\nkale sheegey in ay u mahadcelinayaan gudigii hore ee uu madaxda u ahaa<br \/>\nsh\/suldaan maxamed ahlu maxamed, sh\/cali dheere ayaa intaa ku darey in<br \/>\nwixii hada ka danbeeya lala soo xiriiri doono gudigan lana soo<br \/>\ndhaweynayo cid kasta oo gacan ka geysaneysa taakuleynta dadka<br \/>\ndhibaateysan. Madaxii hore ee gudigan sh\/suldaan ahlu<br \/>\nmaxamed oo isaguna goobta ka hadley ayaa ka warbixiyey wax qabadkii<br \/>\ngudiga intii uu madaxa ka ahaa isagoo sheegey in ay waxbadan u<br \/>\nqabsoomeen gudiga ayna dad badan gaarsiiyeen taakuleyn wuxuuna u<br \/>\nmahadceliyey intii gacanta ka geysatey hawshii adkeyd ee uu gudigiisu<br \/>\nsoo qabteen hawshuna ay wali sidii u socoto oo lala shaqeeyo gudigan<br \/>\nhada hawshaas loo xilsaarey.<br \/>\nTan iyo intii xarakada mujaahidiinta alshabaab ay magacaabeen gudigan<br \/>\nayaa la arkayey taakuleyn wax ku ool ah oo looga faaiideynayo dadka<br \/>\nsoomaaliyed ee tabaaleysan kuna sugan gobolo badan oo ay maamulaan<br \/>\nxarakada mujaahidiinta alshabaab.<br \/>\n(Wakaalada wararka somaaliyed ee warsom).<\/p>\n<p>\u00a0<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><strong><em>info@warsom.com<\/em><\/strong><\/em><\/strong><\/a> &amp; <a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><\/em><em>webmaster@warsom.com)<\/em><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Bayaan ka soo baxey hugaanka mujaahidiinta alshabaab oo uu aqriyey af hayeenka xarakada mujaahidiinta alshabaab sh cali maxamud raage sh cali dheere isagoo sheegey in gudoomiya gudiga gurmadka abaaraha laga dhigey sh\/xuseen cali fiidaw oo ah madaxa siyaasada iyo xiriirka gobolada ee xarakada mujaahidiinta alshabaab sh\/cali dheere ayaa sidoo kale sheegey in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1770","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1770","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1770"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1770\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1774,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1770\/revisions\/1774"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1770"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1770"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1770"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}